Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Dil Ah Ka Fulisay Magaalada Baydhaba Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab, islamarkaana uu ka qeybqaatay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Mooshinka Laga Geeyay Baarlamaanka Jubbaland Oo Ka Dhacay Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo mooshin ay xildhibaanka ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ka geeyeen baarlamaanka maamulka Jubbaland. Shacabkaan ayaa shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo La Eedeeyay Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee degmada Hoosingow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa maamulka Jubbaland ku eedeeyay in ay cunaqabateyn saareen shacabkii degmadaasi. Gaashaanle Dhexe Xasan Maxamed Xujaale oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imitixaanaadka Shahaadiga Ee Dugsiyada Puntland Oo Loo Diyaargaroobayo Wasaarada Waxbarshada Maamul goboleedka Puntland ayaa bilowday u diyaargarowga qaadista imtixaanaadka shahaadiga ee dugsiyada Puntland. Axmed Maxamuud Axmed (Saahid) Madaxa Imtixaanaadka Wasaarada Waxbarshada ee Puntland ayaa Goobjoog News u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Shacabka Soomaaliyeed Waa In Ay Isku Gurmadaan” Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in xilligaan shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u istaagaan sidii ay isugu gurman lahaayeen, maadaama muwaadiniin badan ay ku dhibban yihiin dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hooyo Araga La Oo Ka Sheekeysay Dhibaato Ay Kula Soo Kulantay Dalka Yemen Xaliimo Muunye Rooble waa hooyo Soomaaliyeed oo araga la, waxaana ay ka mid ahayd dadkii dhawaan kasoo cararay dalka Yemen. Waxa ay sheegtay in dalkaasi dhibaato badan ay ka jirto,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir Oo Sheegay In Dib u Dejin U Sameyn Doono Dadka Soomaaliyeed Ee Kasoo Cararaya Dalka Yemen Maamulka gobalka Banaadir ayaa sheegay in dib u dejin iyo soo dhaweyn ballaaran u sameyn doono dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kun Qaxooti Soomaali ah oo Subaxda Talaadada kusoo wajahan Magaalada Boosaaso Magaalada Boosaaso oo ay maalmahaan soo gaarayeen dadkii ugu badnaa ee dalka Yaman dhibaatada ka jirta ka soo cararay ayaa badankood loo anba bixiyay deegaanadoodii hore si ay mar kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro iyo Mas’uuliyiinta Dowladda oo Barnaamijka “Gurmad iyo Gargaar” ee Goobjoog News ku yaboohay 38,300 oo Dollar. Goobjoog News oo tan iyo 23-kii April 2015-ka waday barnaamijka”Gurmad iyo Gargaar” ayaa maanta barnaamij gaar ah u qabatay dhageystayaasha Idaacadda si loo taageero dadka ku dhibaateysan Yemen. Barnaamijka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharif Xasan Sheekh Aadan oo Qarax ka Badbaaday Madaxweynaha Maamul goboleedka KMG ah ee Koofur Galbeed ayaa qarax ka badbaaday kadib markii miino lagula eegtay inta u dhaxeyso Carbiska iyo Afgooye xilli uu kusoo jeeday magaalada Muqdishu. Shariif…