Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay Mooshin Laga Keeney Gaas Sheeko:Dalka Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa ka hadlay xildhibaano la sheegey in ay mooshin ka keeneen madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Gaas. Guddoomiyaha ayaa sheegey in xildhibaanada keeney mooshinka aysan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Hore oo AMISOM ah oo Dacwad Lagu Waayay Taliye horey oga tirsanaa ciidamada nabad illaalinta Afrika ee AMISOM ayaa maxkamad ku taala dalka Uganda oo ciidan ayaa siideysey sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalkaasi, islamarkaasina ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Federaalka oo Sheegay in uu Toban Beel Ku Heshiisiiyay Gobolka Hiiraan Xildhibaanka Abuukaate Daahir Xasan oo haatan ku sugan gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in wada hadal siiyeen oo heshiiyaan 10 beelood oo deegaanka ah. Dhinaca kale, Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Soomaaliyeed oo Xisaabaad ka Furtay Bankiyada Salama iyo Dhabshiil Sheekh Nur Baaruud Gurxan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Soomaaliyeed ay Xisaabaad ka Furteen Bankiyada Salama iyo Dhabshiil si dadka lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiye Daacish ka Tirsan oo Suuriya Lagu Dilay Wasiirka Gaashidhiga Mareykanka Ash Carter ayaa dilka Hogaamiyaha Daacish ee Abuu Syaaf ay muhiim u tahay dadka iyo dalka Mareykanka. Ciidamada Gaarka ah ee Mareykanka ayaa Abuu Syaaf ku dilay gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Gudiga badbaadinta qaxootiga soomaaliyeed oo sameeyay koontooyin lacagta lagu shubayo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelaha Gobolada Dhexe oo loo Qeybiyey Ergada Shirka Guddiga farmasamada shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa ergada shirka u qeybiyey beelaha dega gobolada dhexe oo ah 11 beelood. Shir maanta ka dhacay xarunta Kafaalo ee magaalada Cadaado…
3 daqiiqo Bil Kadib Markii La Furey Shirkii Cadaado, Halkee Wax Marayaan ? Maanta oo ay taariikhda ku beegantahay 16-ka May , 2015-ka, qudha muddo hal bil ah ayaa laga joogaa markii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu furey shirka maamul u sameynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Mareykanka oo laga mamnuucay in ay isticmaalaan hawada dalka Soomaaliya. Ururka” Federal Aviation Administration” ayaa sheegay in diyaaradaha Mareykanka Madani iyo Militari intaba laga mamnuucay isticmaalka hawada dalka Soomaaliya, Ururka Al-shabaab ayey sheegeen in uu awood u leeyahay soo rididda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Askar Ka Tirsan Dowladda Maxakamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun ku riday Laba Askari oo la sheegay in ay damacsanaayeen in ay ka baxsadaan tababar ciidan oo loogu qaaday Dalka Turkiga.…