Cabdiqaadir Siidii “Dadka Kaliya Ee Qaxootiga Yemen u Gurman Kara Waa Ganacsatada” Sheeko:Dalka Gudoomiyaha gobalka Shabellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo u waramay Goobjoog News ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee loogu gurman karo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Su’aasha Qarniga: Yaa Cunay Lacagtii Hiigsiga 2016-ka?!! Inta badan, Waxaa dadka dhagahooda ka batay Hiigsiga 2016-ka, Shirar ka dhacaya dalka dibaddiisa, Kulamo uu Madaxweyne Xasan la yeesho Madaxda maamul goboleedyada, lakin waxaa markii ugu horeysay halkan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Lagu Dhaliilay Ka Gaabinta Wax u Qabashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Mid ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka in ay ka gaabisay wax u qabashada Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen. Nabadoon Cabdiraxmaan Santuur Macalin Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Gargaar Ah Oo La Gaarsiiyay Degmada Buuloburde Ee Gobalka Hiiraan Degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa la gaarsiiyay raashiin gargaar ah, xilli halkaasi dadka ku nool ay yihiin kuwo aad u dhiban. Hay’adda Cunnada Aduunka WFP ayaa raashiinkaan gaarsiisay degmadaasi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Ku Dhaqan Baladweyne Oo Fariin u Diray Dowladda Kenya Qaar ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa cambaareeyay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, iyo sidoo kale xayiraadda Xawaaladaha Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Mid Ah Baarlamaanka Puntland Oo Ka Hadlay Mooshin Ay u Gudbiyeen Gudoonkooda Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Puntland, islamarkaana dhawaan dalbaday fadhi aan caadi ahayn in ay yeeshaan xildhibaanadooda, ayaa saxaafadda waxa ay faah faahin ka siiyeen mooshinkaasi oo wararka qaar ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Nadaafadeed Oo Ka Bilawday Degmada Dhuusamareeb Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud waxaa ka bilawday Olole nadaafadeed oo la doonayo in dib loogu soo celiyo bilicda magaaladaasi. Maamulka degmada Dhuusamareeb iyo sidoo kale ururada bulshada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waan Soo Dhaweyneynaa Fikradaha Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanada” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si uu u dhegeysto fikradahooda ku aaddan qaabka ugu habboon ee waddanka looga hirgelin karo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In deegaannada Ay Maamusho Imaan Karin Guddiyadii Dhawaan Magacawday Dowladda Federaalka Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka Puntland, islamarkaana uu shir gudoominayay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa looga hadlay arimo badan oo quseeya deegaanada Puntland ay ka taliso.…