Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Xubno La Socday Oo Gaaray Cadaado (Sawirro) Sheeko:Dalka Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay.… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib Usoo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Maanta Laga Shiray Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ballaaran, kaasi oo looga arrinsanayay sidii dib loogu soo celin lahaa qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen. Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dhul gariir Mar Kale Ku Dhuftay Dalka Nepal Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay dhulgariir lagu qiyaasay 7.4-magnitude oo daqiiqado ka hor ku dhuftay dalka Nepal. Dhulgariirkan waxaa uu saameeyay 18km Koofur Bari Kodari, arintan ayaa timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgal Ka Wada Magaalada Baladweyne Ciidamada dowladda Ferderaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka wadaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa baaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda Oo Laga Hirgeliyay Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hirgeliyay Nalal ku shaqeeya Cadceedda, kuwaasi oo wax badan ka bedalay bilicda magaaladaasi. Waxaa la arkayaa shacab badan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Katherine Dhanani iyo Sooyaalka Xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka Katherine Simonds Dhanani oo 24-kii February 2015-ka uu Madaxweynaha Mareykanka Obama u magacaabay safiirka Maraykanka u fadhin doona dalkeena Soomaaliya ayaa lagala laabtay warqadihii Safiirnimo. Tilaabadan ayaa timid kadib booqashadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Wabiga Shabelle ayaa fatahaan ku sameeyay deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hosee, iyadoo lasoo sheegayo in deegaanada qaar laga barakacayo. Deegaanada ugu daran ee Wabiga uu ku fatahay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Warqadihii Aqoonsiga Kala Laabatay Safiirkeedii Soomaaliya Haweeney dhawaan madaxweynaha dalka Maraykanka uu u magacaabay safiirka Maraykanka u fadhin doona dalkeena Soomaaliya ayaa lagala laabtay warqadihii Safiirnimo. Katherine Simonds Dhanani oo aheyd Diplomasiyad horay ugu soo shaqeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Aragti Ka Dhiibtay Shirka Aayaha Puntland Ee Lagu Qabanayo Gaalkacyo Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen shir dhawaan la filayo in uu ka furmo magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal,…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Xildhibaanad Markii Doorashada Looga Adkaaday Xirtay Barteeda Twitter-ka Xildhibaanadda laga adkaaday ee Xisbiga Conservative-ka Ingiriiska Esther McVey ayaa xirtay Xisaabteeda xagga Twitter kadib markii ay ku guuldareysatay kursigeeda doorashadii guud ee dhawaan dhacday. Gabadhan ayaa Profile-keeda meesha ka…