Waxgarad u Digay Dowladda Kenya Sheeko:Dalka Wixii ka dmabeeyay burburkii dalka, waxaa jiray dad badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo u qaxay dalal Kenya ay ka mid tahay. Kenya waxaa ku taalla xerada qaxooti ee aduunka ugu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Yemen Aqoonyahan idiris Xasan Faarax oo ku sugan dalka Finland ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ee Soomaaliya in degdeg ay dalka ugu soo celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ku sugan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Yemen Oo Xaalad Halis Ah Ku Jira Dadkii dhawaan dib uga soo laabtay dalka Yeman ee soo gaaray Dalka, ayaa sheegay in Soomaalida ku nool Dalkaasi halis ay ugu jiraan in dilal ay kala kulmaan dhinacyada isku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Arrimaha Dib u Dhiska Ciidamada Soomaaliya Iyo Hiigsiga 2016 Kala Hadley Danjireyaasha Britain Iyo Sweden Muqdisho, 11 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mr Neil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimihii Xafiiska Immigration-ka ee qeybta Baasaboorada Muqdisho oo La Dhaawacay C/llaahi Maxamuud Cosoble oo ka tirsan Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayey maanta dabley ku dhaawaceen xaafadda Hodan. Wararka ayaa sheegaya in dableyda oo gaari wadatay ay rasaas ku fureen gaari uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Rabshado Watay Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco (Sawirro) Shacab farabadan islamarkaana ka carreysan muddo kordhinta golaha guurtida Somaliland u sameeyeen xukuumadda uu hogaamiyo Siilaanyo ayaa dibadbax waxa ay ka dhigeen magaalada Burco ee gobalka Togdheer. Dadkaan ayaa isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Mid Ah Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 28-km dhanka koonfur kaga beegan degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtidi Somaliland Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xukuumadda Siilaanyo Kulan ay isugu yimaadeen golaha guurtida ee maamulka Somaliland ayaa muddo kordhin waxaa loogu sameeyay xukuumadda uu hogaamiyo Axmed Maxamed Siilaanyo. Golahan ayaa isku raacay in markii ay arkeen arimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaan oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Digniin Diray Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa digniin u jeediyay shaqsiyaadka hubka lasoo gala degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo uu ka soconayo shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud.…