Warbixin Kalluumeysiga Hobyo oo Dib Uga Soo Kabanaya Dhiibatadii Burcad Baddeeda (Sawirro) Sheeko:War Dhamaan dhulka la degenyahay ee xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa iska caadi ah kalluumeysiga iyo lasoo bixista kheyraadka badda, magaalada Hobyana kama duwana, hase yeeshee waxaa jira waxyaabo ay la gaartahay,… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Hobyo oo uu Bacaad Duugey (Sawirro) Hobyo waa magaalo qadiimi ah oo jirtey wax ka badan qarniyo, kana mid ah meelihii ugu horeeyey ee magaaloobey, waxaadna qiyaasi kartaa in in waxyaabo badan oo halkaasi yaala ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo La Dhaliilay Xildhibaan Hore xuseen Geeddi Jimcaale oo u waramay Goobjoog Fm, ayaa sheegay in weli ay jiraan beello degan gobalka Galgaduud oo heshiis la kala dhexe dhigin, isaga oo ku baaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “Wax Aan Dastuurka Qabin Ayaa Kismaayo Laga Sameeyay” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in caleema saarkii shalay ee baarlamaanka maamulka Jubbaland uu ahaa mid loo maray wado qaldan, islamarkaana baarlamaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Yemen Lataliyaha arimaha bulshada ee wasaaradda arimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cismaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay ugu horeen in Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar uu yahay mid umadda Soomaaliyeed dareenkooda wax badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Yemen Oo Xaalad Adag Soo Wajahday Guddiga ku howlan diiwaan geilinta dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen islamarkaan doonaya in dalkooda ay kusoo laabtaan ayaa sheegay in xaalad aan fiicnayn ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Uu Ku Tagay Magaalada Kismaayo (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka mid ah Labada gole ee dowladda. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka magaalada Kismaayo…
4 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Warfaafin mise Sirfaafin Saxaafaddu waa mas’uuliyad culus. Waxayna qeyb ka tahay mukhaabbaraadka qeybtiisa aan qarsooneyn ee loo yaqaan “open source” iyo weliba qeybtiisa Falanqeynta. Weriyaha waa lagu tababbaraa marka uu warku wax u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan ku dhaw degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arimaha Dibadda Dalalka Kenya Iyo Itoobiya Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Goor dhaw waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose gaaray wasiirada arimaha dibadda dalalka Kenya iyo Itoobiya, iyaga oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Wasiirka arimaha dibadda Itoobiya Dr.Tedros Adhanom…