Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Mas’uuliyiinta Jubba iyo qeybaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Wadajir Ee Gobalka Banaadir Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgal ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, kaasi oo amniga lagu xaqiijinayay. Wararka waxay sheegayaan in ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Mooshinkii Dhawaan Laga Gudbiyay Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay mooshin dhawaan ay ka gudbiyeen xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Mudanayaashaan oo kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ee gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Baarlamaanka Cusub Ee Jubbaland Xilidhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshin ka gudbiyay Baarlamaanka cusub ee Jubbaland, ka dib markii ay sheegeen in si cadaalad darro lagu soo dhisay Baarlamaankaasi. Gudoonka baarlamaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog News (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog News, waxaana idiin tabinaya wariyayaasheena kala ah Axmed Weli Xuseen iyo Leyla Cismaan Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gobalka Nugaal Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Amniga Maamulka gobalka Nugaal ayaa bulshada gobalkaasi ka codsaday in ay kala shaqeeyaan xagga Nabad Galyada Gobalkaasi, si loo helo xasiloono iyo kala dambeyn. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdulaahi Ciise Aw-Axmed oo…
5 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii April 2015 Goobjoog News ayaa diiwaangalisay dambiyada iyo shilalka ka dhacay dalka bishii April 2015-ka. Sida ku cad tirakoobkan aan sameyney illaa 70 qof ayaa siyaabo kala duwan dalka loogu diley, halka…
1 daqiiqo Sheeko:War Sarkaal Ka Tirsanaa Jubbaland Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka Jubbaland. Sarkaalkaan oo lagu magacaabayay Xasan Dhuub ayaa ahaa taliyahii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Martigelinaya Dadka Kasoo Cararay Yemen Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin martigelinta dadka dib uga soo laabanaya dalka Yemen oo hadda dagaallo ay ka socdaan. Muxudiin Yuusuf Samatar oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaalida Yemen Oo Sheegay In Weli Aysan Gacan Ka Helin Dowladda Federaalka Guddiga isdiiwaangalinta dadka ka soo laabanaya Yemen ayaa sheegay in aysan jirin wax dowladda Federaalka ka socda oo illaa hadda gaaray dalkaasi si ay gacan u siiyaan dadka Soomaaliyeed ee…