Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif “Shacabka Kaalin Weyn Ayaa Kaga Aadan u Gurmashada Dadka Ku Dhiban Yemen” Sheeko:Dalka Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baraarujiyay shacabka in ay u gurmadaan walaalahooda ku dhiban dalka Yemen, islamarkaana dagaallada ay ku dul socdaan.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Soomaalida Yemen Iyo Kenya Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay u gurmadaan Soomaalida ku dhiban dalalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Baarlamaanka Cusub Ee Maamulka Jubba Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray wareegto ay kaga soo horjeedaan baarlamaanka cusub ee maamulka Jubba, iyo wadadii loomaray dhismaha baarlamaankaasi. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Xasan Cabdo oo saxaafadda…
5 daqiiqo Sheeko:War Warbixin : Taariikh Kooban oo ku Saabsan Yemen Iyada oo maalinkii 9aad ay duqeymo cirka ah ka socdaan dalka Yemen, islamarkaasina qalalaasaha Yemen ay muuqato saameyn uu ku yeelanayo Soomaaliya ayaan waxaan halkan idiinkugu soo gudbineynaa taariikh kooban…
3 daqiiqo Sheeko:War WARBIXIN:- Wadajir Ma Ugu Hiilinnaa Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Iyo Kenya? Wixii ka dambeeyay burburkii ka dhacay dalkeena, waxaa dalal badan oo caalamka ka mid ah u yaacay Soomaali naftooda doonaysa in ay badbaadsadaan, maadaama dalkii dagaallo ay ka dhaceen. Dadkii…
5 daqiiqo Sheeko:War WARBIXIN:- Dadkii Ugu Badnaa Ee Kasoo Cararay Dagaaladda Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso Waxaa Abbaare 11kii barqanimo ee Shalay kusoo xirtay dekadda magaalada Boosaaso dooni siday qaxooti Soomaali ah oo gaaraya illaa 1,153 (kun boqol konton iyo sadex) ruux kuwaas oo kasoo cararay…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Qiray In Isbaarooyin Hor Leh Lasoo Dhigay Gobalkaasi Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa qiray in deegaano ka mid ah gobalkaasi lasoo dhigay Isbaarooyin hor leh, kuwaasi oo qaarkood horay loo qaaday. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka ee gobalka…
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii Maarso , 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
7 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii Feberaayo , 2015 imisaa la dileyDalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer…
7 daqiiqo Imisaa La Diley ? : Tirada Dadka La Diley Bisha Janaayo 2015 Mar kale iyo qormadeenii joogtada ah ee Imisaa La Diley, taasi oo bil kasta dhamaadkeeda aan kusoo bandhigno tirada dadka la diley Soomaaliya, inta ay Goobjoog ka warheyso ama diiwaangalisey.…