Warbixin : Shaqaalaha Ajaaniibta oo Qaatay Shaqooyinka Yaryar ee Muwaadhiniinta Qaban Lahaayeen Sheeko:Wararka Caalamka Tan iyo intii xasiloonida ay kusoo laabatay qeybo ka mid ah dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa waxaa dalka yimid ajaaniib aad u badan oo soo shaqo tagay, kuwaasi oo ka… 4 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rwanda oo Kasoo Kabsatay Xasuuqii iyo Dagaaladii Sokeeye Maalmahan waxaa magaalada Kigali ee dalkaa Rwanda ka socda shirweyne ay isugu tageen illaa 100 qurba-joogta Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka arrinsanayaa kaalintii ay ka qaadan lahaayeen dib u dhiska Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixinta Ganacsiga ee Sanadkii 2014 (AKHRISO) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Warbixinta Sanadlaha ah Ee Ganacsiga. Warbixintaan ayaa ka hadli doonta 12-ka Bil ee Sanadkii Hore 2014, isbedalada ganacsi, gaar ahaan sarifka Lacagta iyo farqiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh “IGAD Waxay Marti u Tahay Dadka iyo Qaranka Soomaaliyeed” (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa fariin dhinacyo badan taabanaysay waxa uu u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho. Fariintaan ayaa ku aadaneyd shirka wasiiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daa’uud Aweys “Ajandaha Shirka IGAD waa Arrimaha Soomaaliya” Afayeenka madaxweynaha Daa’uud Aweys oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegey in ajandaha shirka wasiiradda arrimaha dibada IGAD uu yahay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan horumarka laga sameeyey xagga hawlgalada ciidamada, iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle “Shirkii Ugu Dambeeyey ee IGAD Waxaa Muqdisho Lagu Qabtay 1985-tii” Sii hayaha wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle oo maanta soo dhaweynayay illaa 6 wasiiro arrimaha dibada wadamada IGAD ooh al diyaarad la wada socdey ayaa sheegey in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Faadumo Abukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Sanadkaan Uu Yahay Midkii Lagula Dagaalamayay Musuq Maasuqa Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sanadkaan uu yahay kii lagula dagaalami lahaa Musuq maasuqa iyo sidoo kale ku takri falka hantida dadweynaha. Xilli uu madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Lagu Eedeeyay Heshiis Ka Bax (Dhageyso) Xubno ka mid ah maamulkii uu hogaaminaayay Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa ku eedeeyay maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu ka baxay heshiis horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Ugu Horeeyay Ee Wasiiradda Arimaha Dibadda IGAD Oo Muqdisho Soo gaaray Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soo gaaray wafdigii ugu horeeyay ee wasiiradda arimaha dibadda wadamada ku bahoobay IGAD kuwaa oo maalinta berri ah shir ku yeelan doona magaalada Muqdisho.…