Sooyaalka Maamulka Madaxweyne Gaas Oo Sanad Jirsaday (Dhageyso) Sheeko:Dalka January 8, 2014: Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhacday doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland, xilalkaas oo ay kusoo kala baxeen madaxweynaha cusub ee Puntland,… 6 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cabdiweli Gaas Oo Sanad Jirsaday Iyo Munaasabado Laga Qaban Qaabinayo Garoowe Sanad ka hor maanta oo kale waxa ay ku beegan tahay markii xilka madaxweynaha maamulka Puntland loo doortay Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaa oo xilka kala wareegay Maamulkii uu hogaaminayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Beeniyay In Ay Ka Qeyb Qaateen Dagaalka Deefow (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka qaar ee sheegaya in ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka, gaar ahaan kuwa maamulkaasi ay ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Iyo Tifaftiraha Idaacadda Risaala Oo Maanta Dib u Helay Xurriyadooda Waxaa maanta dib u helay xurriyadooda agaasimaha iyo tifaftiraha Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho, kuwaa oo ku dhawaad Todobaad u xirnaa Hay’adda Nabad Sugidda. Agaasimaha Risaala Maxamed Cabdi Wahaab iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tababar Ku Sabaabsan Xanaaneynta Xoolaha Oo Maanta Lagu Soo Gaba Gabeeyay Magaalada Boosaaso (Dhageyso) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta lagu soo gaba gabaayey Tababar loo qabanayay 20 qof oo ka kala yimid qaar ka mid ah degmooyinka gobalka Bari. Tababarkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Qasaare Sababay Oo Ka Dhacay Degmada Warta Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya xaafadda Cali Kamiin Degmada Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino ah, kaasi oo qasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Baxay Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Gal-gaduud Wararka naga soo gaaraya gobalka Gal-gaduud ayaa waxay sheegayaan in deegaano ka mid ah gobalkaasi ay isaga baxeen ciidamada dalka Itoobiya ee AMISOM ka tirsan. Qaar ka mid ah dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeyay Ciidamada Maamulka Jubba Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Duleedka Kismaayo (Dhageyso) Ciidamo ka mid ah maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaan ku yaala duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaasi oo qasaare ay ka dhalatay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Leyla Cismaan Maxamuud iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ciidanka Dowladda Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Sheegay In Ay Ku Guuleysteen Qaadista Isbaarooyin Badan (Dhageyso) Saraakiisha Ciidamada Xooga dalka ee gobalka Shabeelah hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysteen qaadista Isbaarooyin badan ka dib howlgalo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah wadooyinka gobalkaasi. Howlgalkaan…