Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir Oo Ka Hadlay Dacwadaha Xilligaan Ugu Badan Ee Maxkamada Horyaalla (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay Dacwooyinka ugu badan ee xilligaan horyaala maxkamada iyo sidoo kale waxyaabaha lagu guuleystay in la xaliyo, Gudoomiyaha Maxkamadan Cilmi Xaashi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Gobalada Bay Iyo Bakool Oo Cabasho Ka Muujiyay Cayayaan Dhibaato ku haya Beerahood (Dhageyso) Beeraleyda gobalada Bay iyo Bakool ayaa cabasho waxa ay ka muujiyeen cayayaan ay sheegeen in dhibaato ku hayo dalaga beerahooda. Qaar ka mid ah beeraleydaan oo tababar xagga abuurka beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Degmada Xamar Jajab Ka Sameeyay Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay (Dhageyso) Ciidamada dowladda Federaalka ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho ka sameeyeen howlgal lagu qab qabtay dad u badan dhalinyaro. Howlgalkaan ayaa ka dhacay dhamaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Amnaanka Dowladda Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sababta Loo Xiray Qeybo Ka Mid Ah Wadada Makka Al-mukarrama (Dhageyso) Hay’adaha amaanka dowladda Federaalka ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in la xiro Qeyb ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybo Ka Mid Ah Wadada Makka Al-mukarrama Oo Xiran In Ka Badan 24 Saac Qeybo ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa xiran in ka badan 24-saac, iyadoo la arkayo ciidamo aad ubadan oo wadooyinka daadsan. Wadadaasi ayaa ka xiran inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani ka dhageyso barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaacadda Uganda : 8 Askari Ayaa Nooga Dhimatay Weerarkii Xalane Sida uu faafiyey wargeyska New Vision ee kasoo baxa dalka Uganda, wasiirka difaaca dalkaasi Dr. Crispis Kiyonga ayaa sheegey in askar badan oo lagaga diley Soomaaliya iyo qalab badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Leyla Cismaan Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xaafadda Siliga Mareykanka Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho (Sawiro iyo Dhageysi) Dab xoogan ayaa goor dhaw oo galabta ah waxa uu ka kacay goob ay xaafadda Siligi Ameerikaanka ee degmada Wadajir ka deganaayeen dad barakacayaal ah, kaa oo qasaare geystay. Dabkaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka Dowladda Federaalka oo Sharci Daro Ku Tilmaamtay Shirkad Macdan Ka Qodeysa Awdal (Dhageyso) War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda macdanta iyo batroolka ayaa lagu sheegey in shirkad dalka Shiinaha laga leeyahay oo lagu magacaabo ARC ay si sharci darro ah hawlo macdan qodis ah…