Rag Lagu Tuhmayo Al-shabaab Iyo Miinooyin Lagu Qabtay Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Sheeko:Dalka Hay’adda Nabad Sugidda maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in magaaladaasi ay kusoo qabteen in ka badan 130 qof oo lala xiriirinayo Al-shabaab iyo sidoo kale Miinooyin. Saraakiisha Hay’adaan ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha AMISOM Ee Gobalka Hiiraan Oo Lagu Eedeeyay In Baladweyne Ay Ka Wadaan Dhul Bixin Sharci Darro Ah (Dhageys) Waaxda Dhul Bixinta maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in saraakiil ka mid ah ciidamada AMISOM ay magaalada Baladweyne ka wadaan Dhulbixin Sharci Darro ah oo aanu maamulka waxba kala socon.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan iyo Cunno Yari Looga Barakacay Deegaano Ka Mid Ah Gobalka Mudug (Dhageyso) Dadkii ugu badnaa ayaa biyo la’aan iyo Cunno yari darteed uga soo barakacay deegaano ka mid ah gobalka Mudug, gaar ahaan deegaanada hoostaga deegaanka Bacaadweyne. Dadkaan ayaa horay ugu dhibanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiya oo ka qayb qaadanaya dhisida laamaha Garsoorka Soomaaliya Sii Hayaha wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fadaraalka ee Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa booqasha ku jooga maalmahan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiya, ka dib markuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Soo Bandhigtey Xaafad-Magaalo Cusub oo Laga Dhisayo Muqdisho Shirkadda Al-Buruuj iyo Tan Hantida Ma Guurtada ah ee Salaam ayaa waxa ay magaalada Muqdisho kusoo bandhigeen naqshada xaafad dhan oo leh dhamaan adeegyada asaasiga ah taasi oo dadka laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland “Ciidamadeena Waxay La Wareegeen Goobihii Lagu Dagaalamay Galgala” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dagaalo maalmahan ka soconayay buuraha Galgala, kuwaasi oo dhexmaraya ciidamada maamulka iyo dagaalyahanada Al-shabaab. Gaas ayaa sheegey in dagaalkani uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog FM
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Badan oo Canshuur Bixin Waayay oo Lagu Xareeyey Garoowe Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland ayaa xareysatay gaadiid tiro badan oo kuwa yaryar ah , kuwaasi oo lagu heysto canshuuro ku waajibey oo ay bixin waayeen. Canshuurtani oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Deegaanka Xeraale Oo Sheegay In Aysan Haysan Agab Ku Filan Oo Ay Ku Shaqeeyaan (Dhageyso) olTaliska Booliiska Deegaanka Xeraale ee gobalka Gal-gaduud ayaa faah faahin dheeraad ah maanta ka bixiyay qaabka ay ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska ee degmadaasi iyo sidoo kale agabka ciidankaan ku shaqeeyaan.…