Maamulka Degmada Afgooye Oo Laga Dalbaday Wax Ka Qabashada Bur Burka Wado Gasha Isbitaalka Degmadaasi (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka degmada Afgooye ayaa ka dalbaday maamulka degmadaasi in ay wax ka qabtaan bur burka wado gasha Isbitaalkaasi, taasi oo dhibaatooyin ku qabaan. Agaasimaha guud ee Isbitaalkaan Nuur Cumar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Sheekh Abshir Cumar Cadullaahi Oo Ka Hadlay Muhiimadda Bisha Mowliid Sanad walbo marka la gaaro Bisha Mowliidka ama Sadaxaad ee Hijriga waxa laga xusaa Dalalka Islaamka oo ay ku jirto Soomaaliya dhalashada Nabigeena Muxamma Nabad Galyo iyo Naxariis Korkiisa ha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Gar Gaar ah Oo Maanta Laga Qeybinayo Degmada Buulo-burde Ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Waxaa maanta lagu wadaa in degmada Buulo-burde ee gobalka Hiiraan laga qeybiyo raashiin gar gaar ah, kaa oo dhawaan halkaasi ay si xoog ah ku geeyeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Raashiinkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitaalka Gaalkacyo Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Caafimaad Macalimiin Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Magaaladaasi (Dhageyso) Maamulka isbitaalka Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xaaladda caafimaad macalimiin maalin kahor qarax lagula eegtay magaalada Gaalkacyo, kuwaa oo Soomaali iyo Kenyaati…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Guriceel Oo Beeniyay In Uu Khilaaf Kala Dhaxeeyo Dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Guri-ceel ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in Khilaaf uu kala dhaxeeyo dowladda Federaalka ah. Guddoomiye xigeenka degmadaasi Cali Baashi Aadan Diiriye ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fariin Loo Diray Wasiirada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Golaha guurtida Odayaasha dhaqanka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay magacaabista wasiirada maamulkaasi iyaga oo sidoo kale fariin u diray xubnahaan cusub. Afhayeenka Golahaan Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Sheegay In Todobaad Ku Qabsan Doonaan Degmada Baardheer (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay kula wareegi doonaan deegaan walba oo gobalkaasi ka mid ah, islamarkaana ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Maamulka KMG ee Jubba Oo Shil Gaari Ku Dhaawacmay (Dhageyso) Wasiir Ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga maamulka KMG ee Jubba Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Dooloow Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Laamaha Gurmadka Dowladda oo Degdeg Oga Jawaabay Dab Ka Kacay Hoteel Muqdisho Ku Yaala (Sawirro) Gaadiidka Dab Damiska, Ciidamada Booliska iyo Gaariga Gurmadka Degdegta ah ama Ablaasta ayaa muddo 9 daqiiqo gudahood ah ku gaaray goob hotel ah oo uu dab ka kacay magaalada Muqdisho…