Waxgaradka Muqdisho Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaalka Deefoow (Dhageyso) Sheeko:Dalka Waxgaradka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, kaasi oo dad badan ay ku dhinteen. Nabadoon Maxamed Xasan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Deegaanka Deefoow Ee Gobalka Hiiraan Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay beelo wada dega deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan ayaa xalay dib uga dhacay deegaankaasi. Dagaalkaan oo bilawday abaare Fiidkii xalay ayaa socday ku dhawaad Afar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyaal Ku Dhaawacmay Weerar Bam Oo Lagu Qaaday Xarunta Radio Gaalkacyo (Dhageyso) Wariyaal ka mid ah Radio Gaalkacyo ayaa habeenkii xalay ahaa ku dhaawacmay weerar Bam oo ay ku qaadeen rag ilaa iyo heybtooda aan la garan. Xilli shaqada Idaacadaasi ay si…