Xildhibaan Goodir “ Baarlamaanka Waxa Uu Soo Saari Doonaa Sharci Maamul Gobaleedyada Uga Bixi Doonaan KMG” Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ay ka sugayaan sharci ku saabsan maamul gobaleedyada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Galmudug Oo Laga Billaabay Howlgallo Lagula Dagaallamayo Isbaarooyinka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ayaa deegaannada Galmudug waxay ka billaabeen howlgallo ka dhan ah kooxaha Isbaarooyinka u dhigta gaadiidka iyo shacabka. Cali Cabdullaahi Warsame oo ah wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir Axmed Salaad “Iiraan Wax Walbo Oo Ay Dalka Ka Waddo Waxay u Adeegsaneysaa Shiiceyn” Gudoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Iran ay dalka ka waddo Shiiceyn, islamarkaana waxa uu shacabka uga digay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalihii Ururuka Samafalka Hirda Ee Laga Qafaashay Gedo Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay dib xurriyadoodii u heleen Labo ka mid ah shaqaalaha hay’ad maxalli ah oo ka howlgasha degmadaasi, taasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Magaalo Muhiim Ah Kala Wareegay Daacish Ciidamada dalka Ciraaq ayaa dib u qabsaday xarumo dowladdu horey ay u laheyd oo ku yaalla magalada Ramadi halkaas oo ay ku xooganaayeen ciidamada dowladda Islaamiga ah. Afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad u Shaqeynayay Urur Samafal Oo Lagu Qafaashay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in rag loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ay gobalka Gedo ku qafaasheen rag u shaqeynayay Urur samafal Wadani ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland oo Heshiiskii Spectrum iyo Dowladda Federaalka ka dhigtay Waxba Kama Jiraan Qoraal uu December 24-keedii soo saaray maamulka Jubbaland kuna saabsanaa heshiis dhawaan dhexmaray Shirkadda Shidaal baaritsta ee Spectrum iyo Dowladda Federaalka ayey Jubbaland sheegtay in heshiiskaas aan sharci aheyn uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Taageertay Maamulka Bakool Sare Kulan ay yeesheen golaha wasiirada maamulka Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu taageeray maamulka Bakool Sare oo dhawaan lagu dhawaaqay. Kulankaasi ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Jowhar Oo Lagu Amray Ka Qeybqaadashada Nadaafadda Degmadaasi War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska dowladda Hoose ee degmada Jowhar ayaa lagu amray shacabka ku dhaqan degmadaasi in ay kaalin xooggan ka qaataan nadaafadda iyo amniga degmadaasi. Qoraalkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Shacabka Soomaaliyeed u Baahan Yahay Dib u Heshiisiin Rasmi Ah (Dhageysi) Daa’uud Cabdiqaasim Salaad oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, kuna nool wadanka Maraykanka ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed xilligaan u baahan tahay dib u heshiisiin rasmi ah si loo gaaro…