Rag Hubeysan Oo Odayaal Dhaqameed Ku Dilay Gobalka Galgaduud Sheeko:Dalka Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in rasaas ay ku fureen gaari ay la socdeen Odayaal dhaqameed kusii jeeday degmada Balanballe ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo ka dhalatay khasaare dhimasho… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guri Ku Yaalla Degmada X/weyne Oo Kusoo Dumay Dadkii Deganaa (Sawirro) Mid ka mid ah guryaha ku yaalla degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan Waaxda Horseed, Laanta Labaad ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii hore ee maanta uu soo dumay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hiiraan “Xeradii Daraawiishta Goob Dan Guud Ah Baa Loo Bedalayaa” Gudoomiyaha gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo kormeer ku tagay xeradii ciidamada Daraawiishta ee magaalada B/weyne oo dood badan ka taagneed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay waxa ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Dowladda Ka Codsaday Gurmad Ciidan Oo Isbaarooyinka Qaada Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay Xuseen Maxamed Maankaalow oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa ka warbixiyay howlgallo ay halkaasi ka wadeen ciidamada maamulkooda,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Laga Leeyahay Dalka Shiinaha Oo Dhiseysa Dekadda Hobyo Qubaro ka socda shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa deegaanada Galmudug, islamarkaana kormeer kusoo sameeyay qaabka loo hirgelin karo dhisamaha dekadda Hobyo ee gobalka Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Balanbal Ee Gobalka Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud, ka dib safar dhowr cisho ah oo halkaasi uu ku joogay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi. Maamulka cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Lacag Dul Dhigtay Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa malaayiin doolar waxa ay dul dhigtay saraakiil ka mid ah Xarakada Al-shabaab, kuwaasi oo ay sheegeen in la abaal marin doono ciddi sheegta ama u geysa macluumaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof u shaqeynayay Hay’ad Samafal Oo Lagu Dilay Degmada B/xaawo Ee Gobalka Gedo Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ku dileen darawal la shaqeynayay Hay’ad samafal oo ka howlgasha degmadaasi. Raggaan oo ku labisnaa dareeska ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka “Soomaaliya Waxay Isku Diyaarineysaa In Shidaalkeeda La Qodo Oo La Hubiyo” Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo wareysi siiyay Goobjoog News, ayaa sheegay in Soomaaliya ay xilligaan wajahayso sidii loo qodi lahaa, loona baari lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post calankaas ay ku taallo ibkstallaauta saliibiyiinta insha allaah gacanta muslimiinta ku nool halkaan baa baabi,neysa waxaana laga xusi doonaa halkaan maalmo islaamka taaariikhdiisa qiima ku leh sida dagaalkii beder, furashadii…