Bankiga Adduunka Oo Bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed Ee Dalka Sheeko:Dalka Bankiga adduunka ayaa bogaadiyay isla markaana ammaanay horumarka iyo hufnaanta Nidaamka maaliyaddeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib kulan ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad Ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaa oo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Tanaasulay Musharraxnimada Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in uu ka tanaasulay musharraxnimada xilka madaxtimo ee xisbiga Kulmiye doorashada soo socota. Siilaanyo oo hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadkii Ay Saameysay Dabaylihii Ku Dhuftay Gobalka Bari Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dabylo dhawaan ku dhuftay deegaanno ka mid ah Puntland, kuwaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Gaas oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dumiyay Guryo Badan Oo Ka Da’ay Deegaanka Xinlibi Ee Gobalka Mudug Roobab saacadihii ugu dambeeyay ka da’ay deegaanka Xinlibi ee gobalka Mudug ayaa saameyn ku yeeshay bulshada ku nool halkaasi. Roobabkaan ayaa la sheegay in ay burburiyeen in ka badan 15…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmada B/xaawo Oo Sheegay In Dowladda Kenya Ay Baabi’ineyso Calaamadaha Xadka Labada Dal Waxgaradka ku dhaqan degmada B/xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegay in dowladda Kenya ay baab’ineyso calaamadihii muujinayay xuduudda aan rasmiga ahayn ee Labada dal. Nabadoon Idiris Aadan oo ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golahiisa wasiirada, isaga oo ku sugan deegaanka Ceel-cadde ee gobalka Togdheer. Galeyr ayaa soo kordhiyay wasaarado cusub waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Ciidamada Tababarka Lagu Siinayo Baydhaba Ay La Dagaallami Doonaan Al-shabaab Saraakiisha maamulka Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa sheegay in ciidamada haatan tababarka uga socdo magaaladaasi ay qeyb weyn ka qaadan doonaan dagaallada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Hiiraan Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay ka baqanayaan inuu Wabiga Shabelle ku fataho degmadaasi iyo sidoo kale deegaanno kale oo degmadaasi ku dhaw. Maxamed Cabdulle Fiidow oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Kay “Ma Jirto Diyaarad Ay Leedahay Qaramada Midoobay Oo Kusoo Dhacday Duleedka Afgooye” Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Nickolas Kay oo wareysi siiyay Idaacadda VOA ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka, sida doorashooyinka…