Guryaha Mudada Fog Dhisan Ee Degmada X/weyne Oo Laga Baqayo Inay Dumaan Sheeko:Dalka Degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho waxaa ku yaaala Guryo qadiimi ah (Waqti hore Ah) oo dhisan sanado badan kuwaas oo mararka qaar dadka ku nool ay kasoo wajahaan qataro naftooda… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guurka Yaraanta ah iyo Gudniinka Fircooniga oo Dhimashada Hooyada iyo Dhalaanka Loo Aaneynayo Mandhere. Gudniinka Frcooniga iyo guurka xiliga yaraanta ah ayaa loo aaneynayaa dhibaatooyinka la xiriira dhalmada ee ka jirta deegaanka Mandhera, dhibaatooyinka ay hooyada iyo dhalaanka la kulmaan waxaa ay ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho Warar goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in rag hubeysan ay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dhaawaceen Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Liyuu Booliis Oo Lagu Eedeeyay Inay Dileen In Ka Badan 20 Qof Oo Shacab Ah Nabadoon Deeq Cabdi Rayid oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in maalintii shalay ahayd ay ciidamada Liyuu Boolis ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya dileen dad shacab ah oo reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Hotel Ku Yaalla Degmada X/weyne Ee Magaalada Muqdisho Dab Khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay Hotel lagu magacaabo Big Gate oo ku yaalla degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ku dhaw wadada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Sababta Ay Ku Diidan Yihiin Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Dh/dhexe Iyo Hiiraan Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyay sababta rasmiga ah ee ay ku diidan yihiin guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlagallo Ka Wada Degmada Baardheere Ee Gedo Wararka saaka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo ka wadaan degmadaasi iyo nawaaxigeeda. Ciidamo badan ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Digay Sii Socoshada Khilaafka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka digay khilaafka xilligaan ka dhex taagan xisbiga talada maamulkaasi haya ee Kulmiye, isaga oo sheegay in khilaafkaasi uu sababi karo dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Baaqay u Gurmashada Shacabka Ay Saameeyeen Roobabka Iyo Dabaylaha Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maamullada dalka ka jira ugu baaqay inay u gurmadaan dadka ay saameeyeen roobabka duufaanta iyo fatahaadda wata ee ka da’aya qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Badan Oo Ku Dhamaaday Roobab Ka Da’ay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Bari Waxgaradka ku dhaqan gobalka Bari qaarkood oo socdaal ku tagay deegaanno ka mid ah gobalkaasi oo dhawaan roobab wata Dabaylo ay ka da’een ayaa sheegay in khasaare badan uu ka…