Maxaa Looga Hadlay Shirkii Maanta Ee Golaha Wasiirada? Sheeko:Deegaanka & Cimilada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulanka looga hadlay qodobo kala… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Qorsheynaysa Gurmad Lala Gaaro Dadka Ku Nool Deegaanada Xeebaha Bari Ee Duufaantu Ku Dhufatay Maamulka Puntland ayaa sheegay inay wadaan dadaal xooggan oo la doonayo in loogu gurmado shacabka ku dhaqan deegaanada ku yaalla xeebaha bari ee maamulkaasi, ka dib markii ay saameyn xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Muqdisho Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed, ayaa maanta xerada Jazeera 2 ee duleedka magaalada Muqdisho waxa uu tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Rasaas Lagu Furay Maqaayad Ku Taalla Degmada B/xaawo Ee Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar maanta rag hubeysan ay ku qaadeen Maqaayad ku taalla degmada B/xaawo ee gobalka Gedo, taasi oo sababatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobalka Banaadir Oo Maanta Xukun Ku Riday Muwaadiniin u Dhashay Kenya Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa maanta xukun waxay ku riday 27 qof oo u dhalatay wadanka Kenya, kuwaasi oo la sheegay in si sharci darro ah ay dalka ku joogeen, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Diidan Yahay Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Ka Dhacay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo lagu diidan yahay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Kulankaan waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Nabad Sugidda Qaranka Oo Soo Furtay Iraaniyiin Lagu Haystay Duleedka Degmada Cadaado Ciidamada Nabad suigidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed, kuna sugan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, ayaa lagu soo waramayaa in awood ay kusoo furteen Afar qof oo u dhashay wadanka Iiraan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Oo Ku Mashquulsan Maareynta Fatahaaddii Uu Sameeyey Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee Gobalka Shabellaha Dhexe ayaa la tacaalaya ka hortagga daadadkii ka dhashay Fatahaadii uu dhawaan degmadaasi ka sameeyay webiga Shabelle iyo roobabkii ka da’ay halkaasi oo saameeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Howlgallo ay dad ku soo qabqabteen ciidamada AMISOM ayaa xalay waxa ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose. Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgalkani AMISOM ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Ah Oo Loo Magacaabay Degmada Caabudwaaq Ee Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad xalay lagu qabtay degmadaasi kana qeybgaleen madaxweyne ku xigeenka Galmudug,…