Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareeyay Weerarkii Hotel Saxafi Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii subaxnimada maanta lagu qaadey Hotel Saxafi, waxaana uu tacsi u diray qaranka, qoysaska iyo ehaladii ay… 3 daqiiqo
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerarkii Hotel Saxafi, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Sooyaalka Qaraxyada Hoteelada Muqdisho (Sawirro) Rag hubeysan islamarkaana ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab ayaa saaka aroortii waxa ay weerar isugu jira Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Wax Ka Baro Axsaabta Ku Tartameysa Doorashada Dalka Baarlamaanka Turkiga waxaa uu ka kooban yahay 550 Xildhibaan, 276 kursi Xisbigii Keenaa waa Aqlabiyadda, si Dasuurka loo badalo waxaa loo baahan yahay 367 cod, Si Afti loogu dareero waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Gudaha Oo Sheegay In Lasoo Afjaray Howlgalkii Hotelka Saxafi (Dhageyso) Wasiirka Amniga gudaha C/risaaq Cumar Maxamed oo goor dhaw la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in ciidamada amniga ay soo af jareen howlgalkii hotelka Saxafi, islamarkaana ay ciidanka dileen dadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Roobow “Bartilmaameedyada Hoteelada Waa Cabsi Gelinta Dowladda” Aqoonyahan Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka amniga ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho uu yahay mid Al-shabaab ay ku muujinayaan in weli awoodooda ay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga: Imtixaan Shacbiyadda Madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan Doorashada Baarlamaaniga ah ee maanta ka dhaceysa dalka Turkiga waxaa ay imtixaan ku tahay shacbiyadda madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdogan. Madaxweyne Tayyip Erdogan ayaa doonaya in dalka Turkiga uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyadii Ugu Badnaa Ee Weerarka Hotelka Saxafi Oo La Geeyay Isbitaalka Madiina Dadkii ugu badnaa ee ku dhaawacmay weerarkii saaka lagu qaaday hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Dadkaan oo u badan shacab qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ku Geeriyootay Weerarkii Hotel Saxafi (Magacyada) Faah faahin cusub ayaa laga helayaa weerar saaka lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay ku geeriyoodeen mas’uuliyiin kuwo kalena dhaawac uu soo gaaray. Warbaahinta dowladda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Bakool Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Gobalka Bakool ayaa guul ka sheegtay dagaal ay ciidamada dowladda la galeen Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Xudur ee gobalkaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Gacma Duulle Oo Ku Dhaawacmay Weerarka Hotel Saxafi Ee Muqdisho Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helayno Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in halkaasi uu ku dhaawacmay Taliyahii hore ee ciidamada Lugta dowladda Soomaaliya Cali Caraaye Cosoble…