Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Baydhaba Sheeko:Dalka Waxaa magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo wafdi uu hogaaminayay. Xubnaha uu Ra’iisul wasaare… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqyo Nabadeed Oo Loo Dirayo Beello Ku Dagaallamay Gobalka Galgaduud Waxaa isa soo taraya baaqa nabadeed ee loo dirayo beellaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhahcay Maqaayad Ku Taalla Deegaanka Deynuunay Ee Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay maqaayad ku taalla deegaanka Deynuunay ee gobalka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhaawac ah. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Kasoo Jeeda Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Qorsheynaya Maamul Loo Dhiso Gobaladaasi Waxgarad kasoo jeeda gobalada Sool iyo Sanaag ayaa billaabay kulamo ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayo aayaha gobaladaasi. Qaar ka mid ah waxgaradkaan ayaa habeenkii xalay ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Magan “Shacabka Gedo Wax Aysan Rabin Laguma Qasbi Karo” Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan gobalka Gedo aan marnaba lagu qasbi karin maamul aysan iyagu raali ka ahayn.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Urur Mideeya Muruq Maalka Shabellaha Dhexe Oo Lagu Dhawaaqay Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa looga dhawaaqay ururka Dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS), kaasi oo baaba’ay xilligii ay dhacaysa dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Ururkaan oo dib loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Magacawday Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Wareegto kasoo baxday wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta ee gobalada Sh/dhexe iyo Hiiraan. Guddigaan ayaa ka kooban 14 xubnood,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Awoodaha ku Loolamaya Suuriya oo Markii Ugu Horeysay Ku Kulansan Vienna Waxaa Markii ugu horeysay kulan isku soo hor fariistay Vienna dalalka Taageersan Bashaar Al-Asad iyo Dalalka ku eedeeyay in uu yahay Dilaa iyo Dhiigyacab. Waxaa maanta uu Vienna kulan ugu bilowday dalalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire oo wareysi gaar ah maanta siiyay Goobjoog News, ayaa ka hadlay xilkii uu ka degay iyo sidoo kale halka laga soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Baarlamaanka Puntland Oo Sheegay In Mooshinkii Isaga Laga Keenay Laga Soo Abaabulay Muqdisho Gudoomiyahii hore ee Baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire oo wareysi gaar ah maanta siiyay Goobjoog News, ayaa ka hadlay xilkii uu ka degay iyo sidoo kale halka laga soo abaabulay…