Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Oo Cagta Saaray Wadadii Uu Ku Baxay Xisbigii UDUB (Warbixin) Sheeko:Dalka Dhawaan waxaa magaalada Hargeysa isku casilay wasiiro ka mid ah maamulka Somaliland, taasi oo keentay hadal hayn aad u badan iyo sidoo kale siyaasad ku cusb deegaanada maamulkaasi uu ka… 5 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda 54 Dal oo Afrikaan oo Hindiya Ku Sugan iyo Shir Labo Maalmood oo Furmay Madaxda in ka badan 50 dal oo Afrikaan ah iyo dalka Hindiya ayaa waxaa uu shir labo maalmood ah uga furmayaa maanta oo khamiis ah caasimadda Hindiya ee New Delhi,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadayaal Gaadiid Iyo Shacab Dhibaato Ku Qaba Isticmaalka Wadada Wadnaha Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla dhowr goobood oo gaadiidka shacabka laga raaco, kuwaasi oo loo yaqaano Boosteejo, waxaana jira dhib ay qabaan wadayaasha gaadiidka iyo shacabka gaadiidkaasi raaca. Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiinta Gobalka Gedo Oo Weli Ku Heshiin La Maamulka Gobalkaasi Wararka laga helayo degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in khilaaf iyo is marin waa uu ka taagan yahay xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyey Gudoomiyahii Gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Biyo Dhigay Wadooyin Badan Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa xalay iyo saaka ka da’ay roob biyo dhigay wadooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasi oo sidoo kale meelaha qaar sababay inay hakadaan isku socodka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Halkii Ay Ku Wajahneed Diyaaradii Shalay Ku Dhacay Duleedka Afgooye Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay halka laga leeyahay diyaaradii shalay kusoo dhacday deegaan ku dhaw degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, iyo sidoo kale halkay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar dheeraad Ah Oo Lag Helayo Diyaaradii Kusoo Dhacday Duleedka Afgooye Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad shalay gelinkii dambe kusoo dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo la sheegay inay tahay kuwa xamuulka qaada. Diyaaradani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Soo Dhaweeyay India (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada New Delhi ee caasimadda dalka India, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedka Waddamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Baarlamaanka Puntland Oo Ka Hadlay Sababta Uu Isku Casilay Gudoomiyahii hore baarlamaanka ee maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa faah faahin rasmi ah ka bixiyay sababta ka ka dambeysa in uu xilkaasi iska casilo. Waxa uu sheegay in uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Fariin u Diray Xarakada Al-shabaab Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa waxaa fariin loogu diray Xarakada Al-shabaab. War-saxaafadeedka ayaa sidaan u qornaa:- Muqdisho, 28 Oktoobar 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka…