Kullanka Baarlamaanka Federaalka oo Xubno cusub La Dhaariyay Sharciyana La Akhiriyay Sheeko:War Kulanka koobaad, Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka waxaa maanta la dhaariyay Xildhibaan Abshir Xasan Abshir Faarax oo lagu badalay Aabihii Xasan Abshir Faarax oo xanuunsan. Waxaa kaloo la ansixiyay lana… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Ku Dhacday Duleedka Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Diyaarad kuwa qaada xamuulka ah ayaa lagu soo waramayaa in ay kusoo dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Maxamed Shiino oo ah afhayeenka maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Abshir Faarax Oo Maanta Xubinnimadiisa Baarlamaanka u Banneeyay Wiil uu Dhalay Xildhibaan Xasan Abshir Faarax ayaa goor dhaw xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho waxa uu ka sheegay in uu iska casilay xubinnimadii baarlamaanka, arrimo caafimaad darteed. Waxaa howshii uu hayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo aqbalay Is Casilaadii Gudoomiyahooda Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa kulan ay goor dhaw ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxa ay codka ugu qaadeen is casilaadii gudoomiyahoodii Saciid Xasan Shire. 52 mudane ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Ka Digay Burbur Ku Yimaada Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka digay in burbur uu xilligaan ku yimaado xisbiga Kulmiye ee haya talada maamulkaasi. Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Madaxa Banaan Ee Ka Howlgala Kismaayo Oo Cabasho Ka Ah Maamulka Jubbaland Wariyayaasha madaxa banaan ee ka howlgala magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa sheegay in cabasho shaqo ay ka yihiin maamulka Jubbaland. Waxa ay sheegeen in loo diiday inay wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dastuurka “Dastuurka Hogaamintiisa iyo lahaanshiyahiisa Soomaali Ayaa Iska Leh” Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheekh ayaa sheegay in ay tahay mid mudan in la kala saaro sida dowladda dhexe, maamulka gobaleedyada iyo dadka u dhqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Ku Xirnaa Xabsiga Boosaaso Oo Dambi Lagu Waayay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland, gaar ahaan gobalka Bari ayaa xabsiga kasii deysay 8 eedeysane oo loo haystay inay ka tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab. Gudoomiyaha maxkamadaasi Cabdifitaax Xaaji Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo La Sheegay In Gobalka Gedo Ay Ku Dileen Qof Shacab Ah Ciidamada dowladda Kenya ayaa lagu eedeeyay in nin xoolo dhaqato ah ay ku dileen deegaanka lagu magacaabo Daaru Salaam ee gobalka Gedo. Mid ka mid ah waxgaradka ku sugan deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyahii Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Is Casilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw uu is casilay gudoomiyahii Baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire. Gudoomiyaha oo saxaafadda la hadlay ayaa…