Waxgaradka Beello Ku Dagaallamay Baladweyne Oo Heshiis Kala Saxiixday Sheeko:Dalka Odayaasha dhaqanka iyo maamulka magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay in heshiis ay kala dhex dhigaan Laba Beel oo dhawaan ku dagaalantay magaaladaasi. Waxgarad kala matalayay Beelahani ayaa magaalada Baladweyne ku… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay degmadaasi, kaasi oo saameyn ku yeeshay xaafado badan oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Yeeshay Garoon Diyaaradeed Cusub (Sawirro) Maamulka Galmudug ayaa yeeshay garoon diyaaradeed cusub, kaasi oo qiyaas ahaan 8-km u jira magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gobalka Jubada Hoose Ciidamada Kenya ee ka mid ah howlgalka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay illaa xalay ay duqeyn ka geysanayeen deegaanka Yoontoy ee gobalka Jubada Hoose. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:War Faah Faahin:- Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Oo Maanta Si Rasmi Ah u Furmay (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhigii Todobaad ee Baarlamaanka, isaga oo halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay. Furitaanka Kalafadhiga 7-aad ee baarlamaanka waxaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bankiga Horumarinta Afrika Oo Lacag Dhan 30 Milyan Doolar Ugu Deeqay Qaxootiga Soomaaliyeed Bankiga Horumarinta Afrika ayaa qaxootiga Soomaaliyeed ugu yaboohay lacag dhan 30 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, taasi oo qeyb ka ah lacagihii dhawaan loo uruurinayay dib usoo celinta Soomaalida Qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Baardheere ee gobalka Gedo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Billaabay Magaalada Kismaayo Ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan ciidamada ka socda dalka Burundi ayaa xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxay ka billaabeen howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadaan oo is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Furay Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu furay Kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka. Kulanka maanta ee xildhibaanada waxaa soo xaadirtay 141 mudane, iyadoo gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Hargeysa Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa waxa ay ku qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya, ka dib howlgal ay ciidamadu sameeyeen. Cabdullaahi Fadal Iimaan oo ah taliyaha guud ee ciidamada…