Soolarku Ma Xallin Doonaa Qiimaha Korontada Ee Magaalada Muqdisho Oo Weli Qaali Ah? Sheeko:Dalka Dagaaladii horseeday bur-burkii dowladnimo ee sanandkii 1990-kii waxay meesha ka saareen adeegyadii bulshada, sida korontada, biyaha, caafimaadka waxbarashada iyo waxa la hal maala. Waqti ka dib oo dalku uu galay… 5 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Ka Warbixiyay Shirkii Uu Kaga Soo Qeybgalay Belgium Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali oo dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka warbixiyay shir uu dalka Belgium kaga soo qeybgalay, kaasi oo looga hadlayay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Weerar Dagaal Ku Yihiin Degmada Xarardheere Ee Mudug Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay kula wareegayaan deegaannada maamulkaasi ka taliyo ee ay ku sugan yihiin Xarakada Al-shabaab. Daahir Fiidow oo ah wasiir ku xigeenka warfaafinta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Hoose Oo Beeniyay In Ciidamada AMISOM Ay Shacab Ku Dileen Magaalada Marka Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa meesha ka saaray jiritaanka in ciidamo ka mid ah AMISOM ay dad shacab ah ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobalkaasi. Afhayeenka maamulkaasi Maxamed Shiine…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhawaad 10 Isbaaro Oo Laga Qaaday Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Taliyaha guutada Shanaad ee ciidamada xoogga dalka Cabdullaahi Xuseen oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay inay ku guuleysteen in ay qaadaan Isbaarooyin badan oo yaallay deegaanno ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelihii Ku Dagaallamay Magaalada Baladweyne Oo La Heshiisiiyay Muddo wadahadal socday ka dib , waxaa si horudhac ah loogu guulaystay in la kala dhexgalo belihii ku dagaallamay Magaaladda Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan iyadoo dhinacyada ay kala saxiixdeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dufaan Xooggan Oo Ku Dhufatay Goballo Ku Yaalla Dalka Mexico Duufaantii ugu xawaaraha badneed taariikhda inta la ogyahay ayaa ku dhufatay dalka Mexico, waxana cabsi weyn laga qabaa in ay dabeyshani ay burburiso dhulka xeebta. Dufaantan ayaa goor hore laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Kordhiyay Waqtiga Xayiraadda Hubka Ee Soomaaliya Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaaray in xanibaaddii hubka ee saarneyd wadamada Soomaaliya iyo Eretria lagu sii hayo, xanibaadaas hubka oo la saaray labada dal sanadkii 2009-kii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixintii xasaasiga ahayd ee kooxda u qaabilsan Qaramada midowbayn daba galka Somaaliya iyo Eratariya Warbixintan oo taabanaysa wasaarado, shakhsiyaad , safiiro, safaarado, xafiisyo, shirkado iyo waliba dalal shisheeye ayaa waxay soo bandhigaysaa xog naxdin leh oo ku saabsan musuq aad ugu baahay xafiisyada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore C/qaadir Sheekh Ismaaciil : Waa Nasiib Darro In Hay’adihii Dowladda Oo Jira Ay Hadana Shaqo La’aan Yihiin Xildhibaan Hore C/qaadir Sheekh Ismaaciil oo maanta marti ku ahaa barnaamijka Jimcaale ee Goobjoog News, ayaa sheegay in nasiib darro ay tahay in shaqo la’aan ay noqdaan Hay’adihii dowladda oo…