Xisbiga Dimuqraadiga Wadaniga Soomaaliyeed “Madashaan La Dhisay Dastuuri Ma Ahan, Waana Diidannahay” Sheeko:Dalka Xibsiga Dimuqraadiga Wadaniga Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay shirkii dhawaan kusoo idlaaday magaalada Muqdisho ee Madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016. Xoghayaha guud ee xisbigaasi Xasan Maxamed Saciid oo maanta marti ku ahaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Baay Oo Baaq Nabadeed U Diray Beello Ku Dagaallamay Gobalkaasi Maamulka gobalka Baay ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay deegaanka Aw-diinle iyo deegaanno kale oo gobalkaasi ka mid ah. Gudoomiyaha gobalkaasi Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Magaalada Gaalkacyo Oo Saameyn Ku Yeeshay Ganacsigii Iyo Isku Socodkii Dadka Roob xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka da’eay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, kaasi oo saameyn ku yeeshay ganacsigii magaalada iyo sidoo kale isku socodkii dadweynaha. Wadooyinka waaweyn…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Oo Joojisay Canshuurtii Laga Qaadi Jiray Goobaha Ganacsiga Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Somalia ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay canshuurtii 20-ka doolar ahayd ee laga qaadi jiray goobaha ganacsiga. Kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Dowladda Waxaa Ka Go’an Dib u Nooleynta Dhammaan Laamihii Ay ka Koobneyd Jaamacadda Ummadda” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay in la horumariyo adeegyada ay bixiso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhowaan dib u hawlgashey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadda Iyo Roobabka “Elnino” Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna kusimaha Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo kulankan looga hadlayay qodobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Buulomareer Oo Ka Cabanaya Qiimo Koror Ku Yimid Raashiinka Shacabka ku dhaqan degmada Buulomareer ayaa xilligaan aad uga cabanaya xaalad nolol xumo oo soo wajahday, ka dib markii sare u kac ku yimid qiimahii la kala siisanayay raashinka. Qaar…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Si Wadajir Ah Uga Faa’ideysanaya Kheyraadka Dalka Magaalada Muqdisho waxaa maanta heshiis ku gaaray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada kala ah Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, kaasi oo ku saabsan is faham siyaasadeed ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ku Taliyey In Dib Loogu Noqdo Awood Qeybsigii 1960-kii Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo wasiirada kasoo jeedda gobalada Waqooyi ee dalka (Somaliland) ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxa ay kaga hadleen arrimo aad u badan. Mudanayaasha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Degmada Caabudwaaq Oo Cambaareeyay Dil Loogeystay Wadaad Caan Ka Ahaa Degmadaasi Culimada degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa si kulul u cambaareeyay dil loo geystay habeen kahor Macalin Farxaan Maxamed Salaad Aadan oo mu’addin ka ahaa masjidka Jaamica ah Imaamu Shaafici…