Dibadbax Ka Dhan Ah Maamulka Cusub Ee Gobalka Gedo Oo Ka Dhacay Degmada Garbahaarey Sheeko:Dalka Dibadbax ay dhigayeen dad badan oo shacab ah ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo, iyadoo looga soo horjeeday maamulka cusub ee dhawaan madaxweynaha Jubbaland… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Hooyada dhashay wiil ay ciidamada AMISOM ku dileen 27-kii September magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in weli aanay jirin wax xiriir ah oo lala soo sameeyay, hadii ay AMISOM ahaan lahayd…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Bixiyay Qaabkii Loo Badbaadiyay Macallimad Laga Soo Qafaashay Kenya (Sawirro) Shalay ayaa ciidamada maamulka Jubbaland waxa ay ku guuleysteen in ay dagaal kusoo furtaan Macallimad Kenyan u dhalatay oo lagu magacaabo Judy, taasi oo laga soo qafaashay xeryaha qaxootiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir “Waddo Xiran Muqdisho Kuma Taalli Doonto” Maamulka Gobalka Banaadir ayaa mar kale shaaca ka qaaday in aysan jiri doonin waddo xiran oo magaalada Muqdisho, islamarkaana maalmaha soo aadan la furi doono waddo walba oo xiran. Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Gobalka Banaadir Oo Ka Walaacsan Haweenkii Lagu Kufsaday Sh/hoose Ururka Haweenka gobalka Banaadir ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen Haween la sheegay in dhawaan lagu kufsaday wadada isku xirta Afgooye iyo Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha ururkaasi Jawaahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Arrinsanayo Soo Xulista Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Ka Socda Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga arrinsanayo sida loo soo xuli lahaa xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Kulamadaan waxaa magaalada Baydhaba ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Dadkii Ugu Badnaa Oo Ka Barakacay Hareeraha Wabiga Jubba Tan iyo markii ay soo baxday digniinta Elnino ee ku aadan in roobab saameyn ku yeesha dadka deggan deegaanada ay maraaan Labada Wabi ee Jubba iyo Shabelle ayaa waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Mid Ah Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwo ka tirsan xoogga dalka ayaa lagu soo waramayaa in saaka howlgallo ballaaran ay ka billaabeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabka Xilliga Deyrta Oo Ka Curtay Dhuusamareeb Warara ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in 12-kii saac ee lasoo dhaafay halkaasi uu ka da’ay roobka xilliga deyrta. Roobakani ayaa ahaa mid ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Dagaal Kusoo Furtay Haweeney Dhawaan Laga Soo Qafaashay Dalka Kenya Ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, ayaa maanta waxaa u suurta gashay in ay awood kusoo furtaan Haweeney macallimad ahayd oo 12-kii bishaan laga…