Roob Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Hiiraan Sheeko:Dalka Roob dadka iyo duunyada ku diirsadeen ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay ka da’ay deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan. Roobkaan oo ah midka Deyrtay ayaa ka da’ay deegaanada kala… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Is Qabqabsiga Dhulalka Ee Muqdisho Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax kaqabato Is qabqabsiga xagga dhulka ah oo maalmihii ugu dambeeyay kusoo kordhayay magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Mooshinka“ Xildhibaanada waxaa ay Lumiyeen Kalsoonidii ay u Hayeen Guddoomiyaha mar haddii uu ku sifoobay Musuq” Xildhibaanada Mooshinka Xil-ka-qaadista Madaxweynaha ayaa War-Saxaafadeed ay soo gaarsiiyay Goobjoog News waxaa ay ku cambaareeyay Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, kuna tilmaamay in uu Musuq iyo Xagar-daamo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Dastuurka Oo Ka Warbixisay Ulajeedka Shirkii Dastuurka Ee Shalay Ka Furmay Muqdisho Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen oo u waramay Goobjoog News, ayaa ka hadlay muhiimadda shir shalay magaalada Muqdisho ka furmay, kaasi oo lagu eegayay Dastuurka ayna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Dowladda Ee Ceel-buur Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan degmada Ceelbuur ee Galgaduud ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi ay kusoo qabteen sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Isbitaalka Baladweyne Uu Halis Ugu Jirno Inuu Xirmo Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay in Isbitaalka magaalada Baladweyne uu halis ugu jiro in maalmaha soo aadan uu xirmo, dawo la’aan jirta awgeed. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Baay Iyo Bakool Oo Ka Digaya In Cadaald Darro Lagu Soo Xulo Xildhibaanada Koonfur Galbeed Odayaal Iyo waxgarad ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool ayaa ka digay in si cadaaladda baal marsan loo qaybsado xildhibaanada Barlamaanka koonfur Galbeed oo wali soo xulidooda ka socota…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxa ay howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyeen degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dad badan lagu soo qabtay. Ciidamada ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post walaalayaal, ilmaha baananka fadhiya oo kabaha baalashahaya iyo kuwa baabuurta dhaqaya, kaamam ufura ay wax kubartaan, ilee waa ubixii wadankee .somaaliyeey toos toosoo iskutiirsada hadba kiina taag daran taageera waligiin.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerilaaliyaha Qaranka Oo Ka Hadlay Codsi Kenya u Gudbisay ICJ, Iskuna Hortaageyso Dacwadda Badda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrinta ku aadan qoraal codsi hourdhac ah oo dowladda Kenya u gudbisay…