Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Shilal Gaari Oo Ka Dhacay Gobalka Sanaag Sheeko:Dalka 24-kii saac ee ugu dambeeyay ayaa shilal gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawaca waxa ay ka dhaceen deegaanno duleedka ka ah magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag. Shilalkaan oo Laba ahaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadalka Mooshinka Laga Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Billaabanaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in maanta oo ay ku beegan tahay Sabti 10 October 2015-ka uu si rasmi ah u billaaban doono wada hadalka ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Barnaamijka Jimcaale ayaa Maanta Looga Dooday Nooca ay noqon karto doorasho ka dhacda dalka 2016-ka, waxaa ka qeybgalaya Aqoonyahan Maxamuud Maxamed Culusow, iyo Xildhibaan Cabdiladhiif Muuse Sanyare.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mushaar La’aanta Ciidanka oo Hoos Dhigtay Tayada Ciidanka Dowladda Soomaliya ayaa ku guuldareysatay in ay bixiso Mishaaraadka Ciidanka iyo quudintiisa arintaas oo wiiqday dagaalkii Ciidanka dowladda ay kula jireen xarakada Al-shabaab, sidaa waxaa daabacday Wakaaladda wararka ee Reuters.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Maleeshiyo Beeleed Oo Maanta Ka Taagan Bariga Gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaaraya deegaanka Meygaag Budle ee bariga gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beello wada deggan halkaasi. Xiisadaan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gaashaandhigga “Ciidamada Xoogga Dalka Iyo Kuwa Jubbaland Ma Dagaallamin” Wasaaradda gaashaandhiga ayaa qoraal kasoo baxa lagu sheegay in aanay jirin wax dagaal ah oo dhawaan magaalada Kismaayo ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland. Qoraalka ayaa sidaan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyahay Dagaallo Ka Dhacay Degmada Ufurow Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay degmada Ufurow ee gobalka Baay, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Ciidamada dowladda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabaka El Nino Oo Laga Baqayo In Saameyn Uu Ku Yeesho Qaar Ka Mid Ah Gobalada Dalka Roobabka El Nino ayaa la sheegay in Halis uu ku yahay Soomaaliya ayna saameeyaan dadka Soomaaliyeed qaarkood, kadib qoraal ka soo baxay Qaramada Madoobay. Roobabkaan oo qaarkood ka socda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyay Siyaasadda Naafada Qaranka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo looga hadlay qodobo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Habeynta Lacagta Shilin Soomaaliga Iyo Daabicista Lacago Cusub Oo Laga Shiray Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen Gudiga Maamulka Maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo khubaro ka socota hay’ada lacagta IMF ayaa looga dooday qaabka ugu haboon ee lacag shilin Soomaali ah…