Kulan Looga Hadlayay Amniga Sh/hoose Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Afgooye Sheeko:Dalka Degmada Afgooye waxaa maanta lagu qabtay kulan Ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee gobalka Shabellaha Hoose, ka dib markii deegaanno badan oo gobalkaasi ka mid ah ay kusoo bateen… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran oo La Magacaabay Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog New ayaa lagu magacaabay Howl-Wadeennada Madasha Golaha Wada Tashiga Qaran. Golahan waxaa uu ka kooban yahay 5…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Jubbaland Oo Xukuntay Dad La Sheegay In Lagu Qabtay Maandooriyaha Qamriga Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa maanta waxa ay xukun ku riday 7 ruux oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Maandooriyaha Qamriga oo ay ku dhex iibinayeen xaafado ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun Caafimaadka Hooyada Iyo Dhallaanka Ah Oo Laga Hirgeliyay Degmada Baardheere (Sawirro) Xarun cusub oo lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka ayaa laga furay gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo horey dhibaatooyin xaga caafimaad darida ah ay la kulmi jireen hooyada uurka…
2 daqiiqo Sheeko:War Taariikh Nololeedka Safiirka Cusub Ee AMISOM Francisco Madeira Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique Hadaba…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaradii Koolada Ku Isticmaali Jiray Wadooyinka Muqdisho Oo u Billaabatay Nolol Cusub (Sawirro) Burburka iyo dowlad la’aanta ka jirtay Soomaaliya muddo ka badan 20 Sano ayaa u horseeday in dhallinyaro iyo caruur aad u da yar ka mid noqdaan kuwa aan nasiibka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Francisco Madeira oo Noqday Ergeyga Zuma iyo Madaxa AMISOM Madada Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma ayaa Arbacadii waxaa ay ergeygeeda gaar ah iyo madaxa AMISOM u magacowday Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira oo ka soo jeeda dalka Mozambique. Francisco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Iyo Waxgaradka Koonfur Galbeed Oo Yeelanaya Shir Albaabada u Xiran Madaxweynaha maamlka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa goor dhaw oo maanta ah in magaalada Baydhaba ay ku yeeshaan kulan albaabada u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Afgooye Oo Cabasho Ka Ah Rag Hubeysan Oo Lacago Baad Ah Ka Qaada Qaar ka mid ah beeraleyda ku dhaqan degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhibaato xooggan ay ku qabaan rag ay sheegeen in ay hubeysan yihiin, islamarkaana beeraleydaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ku Dhaw Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Wararka ka imaanaya degmada Diinsoor ee gobalka Baay ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Labada…