Puntland Oo Diyaarineysa Xeer Ciqaabeedka Ku Saabsan Kufsiga Haweenka Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay inay diyaarinayaan xeer ciqaabeed ku saabsan fal dambiyeedka Kufsiga Haweenka lagula kaco. Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta Puntland oo qabatay shir wada tashi hal maalin ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoo Qaasim Cabdalle “Xildhibaanada Koonfur Galbeed Cid Aan Reer Ceelbarde Ahayn Kama Cabanayso” Odayaasha dhaqanka ee magaalada Baydhabo ku xareysan si ay usoo xulaan xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo qorshaha soo xulista baarlamaanka maamukaasi. Nabadoon Qaasim Cabdalle…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Sheegay In Seddax Degmo Oo Ka Tirsan Bakool Aanay Ka Mid Ahayn Koonfur Galbeed Degmada Ceel-barde ee gobalka Bakool, waxaa maalmihii dambe ka soconayay shirar isugu jiray kuwo siyaasadeed iyo wadatashiyo oo u dhaxeeyay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, maamullada deegaanada Ceelbarde, Yeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Dhuusamareeb Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in nin hubeysan uu rasaaseeyay nin kale oo shacab ah kaas oo fadhiyay maqaaxi ku taalla magaaladaasi. Goojooge ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Mooshinka Xasan Sheekh Ka Keenay oo Wada Hadal Diidan iyo Jawaari oo Shaaciyay in Berri Furmayo. Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan ayaa mar kale ku celiyay in aanay gali doonin wax wada hadal ah inta Jawaari fasiraad ka bixinayo Mooshinka waa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soma Oil & Gas oo ay Soo Wajahday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa sheegtay in baaritaanka lagu wado uu horseeday Sumcad Xumo, Hoos u Dhac Dhaqaale iyo Qorshe La’aan ku yimid shirkadda sida lagu daabacay Bloomberg. Shirkadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Biyo La’aan Ayaa Ka Jirta Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmdug State ayaa ka qeylo dhaamiyay Biyo la’aan baasan oo ka jirta deegaanno ka mid ah gobalada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo guddi dhawaan loo diray qiimeynta biyo la’aanta ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dad Ku Dhintay God Carrada Laga Qodo Oo Kusoo Dumay, Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Seddax qof ay ku geeriyootay god laga qodo Carrada oo ku taal deegaanka Laba Dhagax ee duleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Magaalada Boosaaso Oo La Ballaarinayo Waxaa gabi ahaanba la faarujiyay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Boosaaso, taas oo ballaarin lagu sameynayo. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo booqday Dekadda oo dhawaan dib u dhis ballaaran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Boosaaso Oo Dib Loogu Soo Celiyay Dhallinyaro Dhawaan U Tahriibtay Yemen Taliska ciidamada Booliiska Puntland ee gobalka Bari ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay 14-dhallinyaro ah oo dhawaan qaab tahriib ahaan looga kaxeeyay magaalada Boosaaso, kuwaa oo la geeyay Yemen,…