Roobab Wata Daadad Xooggan Oo Ka Da’ay Gobalka Waqooyi Bari Kenya Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka billawdeen roobab wata daad xooggan, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka ku dhaqan gobalkaasi. Roobabkaan oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Deegaanka Ceelcadde Ee Gedo Oo Xaaladooda Nololeed Laga Deyrinayo Qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ah ee ku sugan deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay hayso xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabkii Horay Uga Barakacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Baay Oo Dib Ugu Laabanaya Degmadaasi Shacabkii horay uga barakacay dagaalladii ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay ayaa lagu so waramayaa in haatan ay billaabeen inay dib ugu laabtaan degmadaasi. Gudoomiyaha Qansaxdheere Isaaq Bukud ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Aden Madoobe oo Xildhibaanada Ceel Barde Uga Digay Qaska iyo Xildhibaan Aabi oo Ku Hanjabay in ay Hoos Geyn Doonaan Dowladda Dhexe Sheekh Aden Madoobe oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa uga digay xubnaha Baarlamaanka ee ku sugan Ceel-Barde in ay abuuraan Kacdoon aan loo baahneyn. Sheekh Madoobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Ku Sugan Duleedka Kismaayo Oo Sheegay In Weerar Ay Kala Kulmeen Ciidamada Jubbaland Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in werar ay kala kulmeen ciidamada Jubbaland. Cabdirashiid Macalin Gaas oo ka mid ah saraakiishan ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururuada Indhoolayaasha Afrika Oo Shirweyne Uga Furmay Kampala Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa Maanta ka furmay Shirwayne ay ka qayb galayaa Ururada Indhoolayasha ee wadamada Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto Shirkan ayaa ah kii Lixaad oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta oo Ballan Qaadey in Wariyayaasha xiran Helli doonaan xuquuqdooda dastuuriga ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo maanta ku soo noqday Muqdisho ayaa ka hadlay xariga Wariyaasha Universal TV. Maareeye ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Iyo Dimuqraadiyadda Oo Ku Baaqday In Lasii Daayo Wariyeyaal u Xiran Dowladda Federaalka Madasha midnimada iyo dimuqraadiyadda ayaa cambaareysay xarigga loo geystay Agaasimahii Bariga Afriga ee TV-ga Universal iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo isna TV-gaasi ka tirsan. War-saxaafadeed ay madashu soo saartay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Ay Ku Jimicsadaan Haweenka Oo Kusoo Badanaya Magaalada Muqdisho Jimicsigu waxaa uu qeyb weyn ka qaataa caafimaadka qofka iyo in uusan miisaankiisu saa’idin taa oo micnaheedu yahay in qof walba uu jimicsiga u baahan yahay si caafimaadkiisa uu u…
9 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bisha September, 2015 Waa markale iyo qormadeenii billaha ahayd ee aan ku tirakoobeyney dadka sida sharci darada ah loogu dilay gudaha Soomaaliya, waxaanan qoraalkani kusoo bandhigeynaa inta soo gaartay Goobjoog News. Waxaa jira jira…