Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay Inaysan Ka Laabaneyn Go’aankooda Sheeko:War Goobjoog News waxaa ay halkas idiinku soo gudbineysaa qoraalka War Saxaafadeedka Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha oo u jawaabayey Guddoomiyaha golaha shacabka Jawaari. War Saxaafadeedka qodobadiisa waa sida: Xildhibaanada mooshinka… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Qarax Miino Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino uu ka dhacay goob maqaayad ah oo ku taallay magaaladaasi, halkaasi oo ay ka dhalatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kuwait Oo Qabaneysa Shir Dhaqaale Loogu u Ruurinayo Waxbarashada Soomaaliya Dowladda Kuwait waxay qalqaalineysaa in ay marti geliso shirweyn dhaqaalo loogu uruurin doono waxbarashada Soomaaliya dabayaaqada sanadkaan 2015-ka. Wasiirka arrimaha dibadda ahna ku xigeynka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Hadliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mina: Xujey Soomaaliyeed Oo La La’yahay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xujey ah ayaa lagu la’yahay magaalada Mina oo dhawaan ay ku geeriyoodeen xujey ka badan kun qof, ka dib markii ay is buurteen. Wasiirkii hore ee Kalluumaysiga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyinka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Xal Loo La’yahay Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa isasoo tarayay cabashada dhanka isbaarada gobalka Shabellaha Hoose ah, iyadoo dhibaato loo geysto gaadiidka iyo shacabka ku safraya gobalkaasi. Qaar ka mid ah Dawaralada kaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Dhawaan Ay Billaabayaan Dhismaha Wadooyin Iyo Iskuullo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ay ka billaabi doonaan dib u dhiska wadooyin waaweyn, iskuullo iyo dekadda magaalada Hobyo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Jowhar Oo Aan Ka Qeybgalin Damaashaadka Ciidul Adxaa Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegeen in aysan ka qeybgalin marnaba damaashaadka ciidul Adxaa, xaalado nololeed…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf “Jawaari Ma Ahan Xaakim Ee Waa Afhayeen” Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa si kulul uga hadashay go’aankii kasoo baxay guddonka baarlamaanka, kaasi oo ahaa in wada hadal laga galayo mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Kahor Yimid Go’aankii Uu Soo Saaray Gudoomiye Jawaari Xildhibaan Cumar Cali oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in guddoonka baarlamaanka uu isticmaalay awood uusan isagu lahayn, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Qoraal uu soo saaray gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxa uu ku sheegay in wada hadal laga galayo mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh, kaasi oo u…