Shirkadda Soma Oil & Gas Oo Mar Kale Dafirtay Dacwadda Loo Haysto, Rajana Ka Qabta Inay Guuleysato Sheeko:Dalka Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa mar kale iska diiday eedemo loo soo jeediyay oo ah si qeynuunka waafaqsaneyn ay u waday howlaheeda shaqo, iyadoo shirkadani ay qandaraas shidaal baaris… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeebta Liido Iyo Taalada Daljirka Daahsoon Ee Muqdisho Oo Mashquul Ah Iyadoo loo dabaal degayo maalinta Labaad ee Ciidul Adxaa, ayaa hadana waxaa mashquul aad u badan laga dareemayaa goobaha loo damaashaad tago ee magaalada Muqdisho. Labada meel ee ugu weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxa Uu Sameynayaa horumar La Taaban Karo” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha Cusub ee Ciidammada Xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xujey Soomaali Ah Oo Geeriyootay Xujeey Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan dadkii shalay ku dhintay Mina, ka dib is buurashadii ka dhalatay dhagax Tuurka. Halka ugu daran ee dadku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Labaad Ee Ciidul Adxaa Oo Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 11-ka bisha Dul-xaj waxaa loo dabaal degayaa maalintii Labaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo muslimiin badan ay damaashaadayaan. Gobalada dalka ayaa aad looga dareemayaa fantasiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xajka: Dhimasha Xujeyda ee Dhagaxtuurka oo Sii Kordheysa Dhimashada Xujeyda ayaa kor u dhaaftay 717 qof halka dhaawaca uu ka badan yahay 800 oo qof sida ay ku waramayaan Wasaaradda arimaha gudaha dalka Sacuudiga. Dhibaatada ayaa ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Horay Uga Barakacay Degamada Gelinsoor Ee Mudug Oo Dib Loo Soo Celinayo Deegaanka Gelinsoor ee gobalka Galgaduud, waxaa horay uga dhacay dagaal beeleed sababay in shacab badan ay halkaasi ka barakacaan, hase ahaatee maamulka degamadaasi ayaa sheegay inay wadaan dadaal ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Shacabkiisa Ugu Hambalyeyay Munaasabadda Ciidul Adxaa Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu Hambalyo ku aadan Munaasibadda Ciidul Adxaa u diray dhammaan umadda muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka reer Puntland. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Hambalyo Ku Aadan Ciidda u Diray Shacabka Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa shacabka maamulkaasi waxa uu u diray hambalyo munaasabadda ciidul Adxaa. Isaga oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la wadaagayaa shacabka Galmudug maalintaan qiimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News Oo Ciid Wanaagsan Leh, Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed Maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog News, kuwa ku sugan dalka gudahiisa iyo dibaddiisaba waxa ay dhammmaantood shacabka Soomaaliyeed leeyihiin Ciid Wanaagsan. Maanta waxay ku beegan tahay maalintii Koowaad ee Ciidul Adxaa,…