Shariif Xasan “Jubbaland Waxaan Kala Hadalnay Awood Qeybsiga Labada Maamul” Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, ayaa sheegay in dhigiisa Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ay ka wada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Lagu Xiray Gaari Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay in lagu xiray gaari uu watay Nin Injineer ah ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Buundada Ansalooti ee kala qeybisa degmooyinka Xamar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Miino Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Baardheere Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax Miino, kaasi oo khasaare sababay. Miinadaan ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Milatari Kana Dhan Ah Isbaarooyinka Oo Ka Billaabanaya Shabellaha Hoose Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose ayaa qiray in ay jiraan Isbaarooyin yaalla deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, laguna dhibaateeyo dadka shacabka ah. Waxa uu tilmaamay in Isbaarooyinkaasi lacago xad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Biyaha Deegaanka Ceel Baraag Ciise Ee Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Baraag Ciise ee koonfurta Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jiraan xaalado adag oo dhanka Nolosha ah. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Mudug Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabagal Lagu Sameynayo Shaqada Ka Socota Xafiisyada Maamulka Puntland Xafiiska maamul wanaagga iyo la dagaalanka Musuqa ayaa billaabay dabagal lagu sameynayo dhammaan shaqooyinka ay qabtaan xafiisyada maamulka Puntland ee shacabka loogu adeego. Agaasimaha guud ee xafiiskaasi Cabdiraxmaan Cali Guureeye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Seddax Degmo Oo Ka Mid Ah Bakool Aysan Ka Tirsaneyn Koonfur Galbeed Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan waxa ay gobalka Bakool kulan kula yeesheen qaar ka mid ah Odayaasha dhaqan gobalkaasi, kuwaa oo dalbaday in Seddax degmo oo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Xabsi Ku Yaalla Jasiiradda Quburus Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa ku xiran jasiiradda Quburs, kuwaasi oo halkaasi u tagay waxbarasho. Nasro Yuusuf Xasan oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee lagu xiray Quburus ayaa u sheegtay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee K/Afrika oo Xilka La Wareegey Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee Magaalada Pretoria. Kulankan shaqada uu kula wareegayay Danjire Jamal Mohamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Qaramada Midoobey oo Dhinacyada Mooshinka ugu Baaqay Wada Hadal Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee ay dhammaan dhinacyadda oo dhan ay oogu howshoonyihiin sidii ay…