Taliyaha Ciidamada Miltariga Jabuuti Iyo Wafdi La Socday Oo Maanta Gaaray Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Sheeko:Dalka Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha guud ee ciidamada Milatariga Jabuuti Jeneraal Sakariye Sheekh Ibraahim ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan. Wafdigaan waxaa qeyb ka ahaa gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaallo Lagaga Hortagayo Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Oo Ka Billawday Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, waxaa ka soconaya dadaallo badan oo ay wadaan shacabka ku dhaqan degmadaasi, iyo sidoo kale waxgaradka oo kaashanaya Ganacsatada, taasi oo looga hortagayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Doorasho Dalka Ka Dhacda Sanadka 2016 Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa rajo xumo ka muujiyay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah sanadka 2016-ka. Dadkaan qaarkood oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Xildhibaan Aadan Barre Ducaale Oo Ugu Baaqay Soomaalida Xaafadda Islii, La Shaqeynta Ciidanka Amniga Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya ahna xildhibaanka laga soo doorto magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi, gaar ahaan Xaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Shabellaha Hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo waxa ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Mexico ayaa dhaleeceeyay Dalxiisayaal Dalkiisa ah oo Lagu Laayey Masar Enrique Peña Nieto, Madaxweynaha dalka Mexico ayaa dhaleeceeyay dil loo geystay Dalxiisayaal dalkiisa kasoo jeeda oo lagu dilay dalka Masar. Diyaaradaha Dagaalka Masar ayaa xadka Masar iyo Falastiin duqeyn ugu geystay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Soomaali Ka Saaraya Liiska Dadka Ka Caaggan Duulimaadka Wasaaradda amniga gudaha Maraykanka ayaa biloowdey qorshe cusub oo ay ku tirtireyso magacyada dad tiro badan oo ku jira liiska dadka ka caaggan duumilaadyada sababo la xiriiro tuhuno laga qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska oo Lubnaan Ku Sugan Si Dhibaatada Qaxootiga Suuriya Wax Looga Qabto Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa soo gaaray dalka Libnaan si uu kulan ula qaato dhigiisa dalkaasi Tamaam Salaam. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadli doona dhibaatada dadka Qaxootiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aabi “Waxa Jubbaland Hadda Laga Tabanayo Ma Badna” Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka qeybgalay caleema saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaam ayaa sheegay in hadda ay aad u yartahay waxa…