Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Oo Xalinaya Xiisad Ka Jirta Degmada Garbahaarey Sheeko:Dalka Degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo waxaa shalay gelinkii dambe gaaray madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, halkaasi oo maalmahaan dambe ay ka jirtay xiisad u dhaxeysa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Oo Beeniyay Inay Ka Baxeen Degmadaasi Saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca, gaar ahaan garabkooda ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in madaxdooda sare ay ka baxeen degmadaasi. Afhayeenka Maamulka ay sameysteen garabkaan Mursal Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Kormeer Ku Sameeyay Xaafadaha Degmada Jowhar Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay kormeer ku sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Jowhar ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dowladda Ay Fulisay Lixdii Tiir Ee Uu Ballan Qaaday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay fulisay Lixdii Tiir ee uu horay ugu ballan qaaday shacabka, taasi oo la xiriirta wax ka qabashada arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Caleemo Saarayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta lagu wadaa in lagu caleemo saaro magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose. Waxaa magaalada Kismaayo ka soconaysa qaban qaabadii ugu dambeysay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Sheegey in AMISOM ay Ka Baxayso Istadiyuum Muqdisho iyo Jaamacadda Gaheyr Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xaflad sedex sano guuradii kasoo wareegtey markii xilka loo doortey ayaa sheegey in ciidamada AMISOM uu kula heshiiyey in ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dhimishada iyo dhawaaca Shilkii Ka Dhacay Masaajidka Xaramka oo Sii Kordhey Waxaa ilaa hada la xaqiijiyay in ay dhinteen 87 qof, in ka badan 180 na ay dhaawacmeen ka dib markii wiishka dhismo ka waday qaybta bari ee Masjidul-xaraamka uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Gaalkacyo Qado Sharaf Ugu Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Qaarkood “SAWIRRO” Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan qado ah kula qaatay qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyey 10 Xildhibaan oo Lagu Kordhinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo goordhow oo galabta casar gaabadkii ah xiliga Soomaaliya kulan deg deg ah ku yeeshay meel aan sidaasi uga fogeyn goobta beri lagu qaban doono munaasibada caleemasaarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta oo Dib U Eegis Lagu Samaynayo Kadib markii dhaliilo laga keeney sharciga shaqaalaha ajaaniibta ah ee baarlamaanka uu ansixiyey dhawaan, ayaa waxaa biloowdey dadaalo dib u eegis loogu samaynayo sharcigani oo la sheegey in uu leeyahay…