Somaliland oo Shaacisey Xiliga ay Dhacayaan Doorashooyinka Sheeko:Dalka Madaxweyna maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shaaciyey xiliga la qabanayo doorashooyinka baarlamaanka iyo tan madaxtinimo oo ahayd arrintii ay sida weyn uga walaacsanaayeen xisbiyadda mucaaradka. Hoos Ka Akhri… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War War Deg Deg Ah : Baarlamaanka Jubbaland oo Lagu Kordhinayo 10 Xubnood War saxaafadeed dhawaan kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo uu ku saxiixnaa afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa lagu sheegey in kadib wadatashi uu madaxweynaha la sameeyey odayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Kasoo Horjeeday Maamulka Jubbaland Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa lagu soo dhaweeyay xubno siyaasiyiin ah, kuwaasi oo horay uga soo horjeeday maamulka Jubbaland. Siyaasiyiintaan oo ay ka mid yihiin Maxamuud Sayid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska oo Heley Gaadiid Ay Ku Hawlgalaan – Sawirro Ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa shalay lasoo gaarsiiyey gaadiid cusub oo ay ku hawlgalaan, kaasi oo ay ku deeqdey dowladda Japan oo hadda ka horna sidan oo kale gaadiid ugu deeqdey.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Afgooye Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Wafdiga waxaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Queen Elizabeth-dda 2-aad oo Noqotay Boqoraddii ugu Waqtiga Dheereed Boqortooyada Ingiriiska Queen Elizabeth-dda 2-aad ayaa jabisay record hore, kadib markii ay kursiga boqortooyada ku fadhiday 63-sanno iyo 7-bilood. Boqoradda ayaa ka hor martay Ayeydeedii Sadexaad oo la oranjiray “Victoria” oo ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Milkiilaha Facebook oo Noqday Ninka ugu Taajirsan Dhalinyarada Caalamka Haddii aad aamisaneyd in Taajirnimada ay ku koobneyd dadka Khibradda iyo aqoonta leh, waad qaldan tahay, Dhalinyarada waxaa ay noqon karaan dad lacag leh oo si fiican u shaqeyn kara,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Ku Eedeysay In ay Hubeysay Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in hub iyo gaadiid dagaal ay soo siiyeen maamulka Galmudug, iyaga oo sheegay in looga qeybqaatay dagaalkii shalay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Oo Aqbalay Go’aankii Jawaari Ee Wada Hadalka Qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay ku sheegeen inay aqbaleen go’aankii gudoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post xaaladda degmada Caabudwaaq oo degan iyo ciidamo Galmudug oo ku sugan