Dowladda Federaalka Oo Maanta Heshiis Xog Sahmineed La Gashay Shirkadda Spectrum ASA (SAWIRRO) Sheeko:Dalka Xogta ah in Soomaaliya bilowday sahminta awoodeeda Shidaal waa tusaale cad oo muujinaya in bariga Afrika uu yahay gobolka ugu cusub ee ku soo kordhay bahda wax soo saarka shidaalka.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Xamuulka Qaada Oo Laga Mamnuucay Inay Isticmaalaan Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) iyo afhayeenka wasaaradda amniga gudaha Maxamed Yuusuf oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in gaadiidka qaada xamuulka laga mamnuucay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka oo Idmey in Wadahadal Laga Galo Mooshinka Madaxweynaha (Waraaqo) Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegey in ay tahay markii koowaad oo madaxweyne Soomaaliyeed laga keeno mooshin xilka looga qaadayo, laguna soo eedeeyo tuhumo la xiriira was isdaba-marin, sidaasi darteed in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Deegaanka Saliini Ee Gobalka Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen deegaanka Saliini ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo ku dhaw deegaanka Lambar 60. Xeradii ay ku sugnaayeen ciidamada AMISOM ee deegaanka Saliini…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Galmudug Iyo Wasirro Ka Mid Ah Xukuumadda Federaalka Oo Gaaray Ceelbuur Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaasi ay gaareen wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxaana ka mid ah wafdiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Kufsi Ka Geystey Galgaduud oo Lagu Wareejiyey Dambi Baarista Xeer Illaaliyaha Guud ayaa ka hadlay rag dhawr ah oo la sheegey in falal kufsi ah ka geysteen gobolka Galgaduud, kuwaasi oo lagu wareejiyey gacanta ciidamada dambi baarista dowladda. Xeer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Ku Dhexmaray Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Takar ee gobalka Gedo, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhawac isugu jirta ay ka dhalatay. Ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dadkii Dhawaan Askarta AMISOM Ay Ku Dileen Marka Oo Fariin u Diray Dowladda Federaalka Ehlada dadkii dhawaan ciidamo ka mid ah AMISOM ay ku dileen magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, ayaa dowladda Soomaaliya fariin u diray, ka dib markii ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyay Degmada Kunturwaarey Ee Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay isaga baxeen degmada Kunturwaare ee Shabellaha Hoose, waxaana degmadaasi durba la wareegay ciidamada Xarakada Al-shabaab. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdiraxmaan Sabdow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha Lagu Raaco Diyaaradaha Ee Magaalada Baladweyne Waxaa hoos u dhac ballaaran laga daraamayaa qiimaha lagu raaco diyaaradaha ee magaalada Baladweyne, ka dib markii magaaladaasi ay ku bateen diyaaradaha shacabka qaada. Tartan ballaaran oo dhanka shirkadaha duulimaadka…