Degmada Buuloburde Oo Lagu Baaqay In Laga Dhigo Caasimadda Maamulka Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buuloburde ee gobala Hiiraan ayaa ku baaqay in degmadaasi laga dhigo caasimadda maamulka loo sameynayo gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis Duurow Cabdi oo u waramay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Maalmo u Xirnaa Ciidamada Itoobiya Ee Degmada Ceelbuur Oo Lasii Daayay Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in lasii daayay dhalinyaro ku dhawaad 5 cisho u xirnaa ciidamada Itoobiya, kuwaasi oo laga soo xiray deegaanka Ceel-qooxle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Fartaag: Isbedallo Amni Iyo Mid Siyaasadeed Ayaan Ka Hirgelinnay Gedo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Jeneraal Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo safar shaqo ku joogay gobalka Gedo ku dhawaad Seddax Bil, ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo Oo Looga Diyaar Garoobayo Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa ka soconaya diyaar garow ballaaran oo loogu jiro caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, taasi oo la filayo inay dhacdo 12-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Oo Deeq Lacageed a Gaarsiiyay Hay’adda Samafalka wadaniga ee Life Line,fadhigeeduna uu yahay Gobolka Gedo ayaa deeq lacageed waxaa ay u qeybisey ku dhowaad ilaa 300 qoys oo ka mid ah Kumanaanka Qoys ee Barakacayaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo ku Eeedeysey Puntland Lacago Been Abuur ah Oo La Qabtay Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyey Puntland in ay soo daabacatay lacago been abuur ah oo lasoo galiyey suuqyada, kuwaasi oo markii labaad ay qabteen ciidamada Galmudug ee magaalada Gaalkacayo. Mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Ceelbuur Oo La Adkeeyay Iyo Mas’uuliyiin Ku Wajahan Degmadaasi Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa aad u adkeeyay amniga guud ee degmada Ceelbuur Gobalka Galgaduud, halkaasi oo la sheegayo inay ku wajahan yihiin mas’uuliyiin ka socota dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bilyuuneer Masaari ah oo Ka Codsaday Giriiga iyo Talyaaniga In ay Ka iibiyaan Jaziirad si ay Qaxootiga ku Noolaadaan Ninka ugu Taajirsan Masar Najiib Sawiras ayaa soo jeediyay in uu doonayo in uu Jaziirad ka iibsado Giriiga ama Talyaaniga si uu u dajiyo Qaxootiga ama Muhaajiriinta kasoo cararaya goobaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh ”Soomaaliya Iyo Talyaaniga Dhinacyo Badan Ayay Iska Kaashan Karaan” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Carwada Caalamiga ah ee ganacsiga iyo maalgashiga ee ka dhacaysa magaalada Milano ee dalka Talyaaniga. Madaxweynaha ayaa…
6 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mataan “Xildhibaanada Mooshinka Wada Ayaa u Baahan In Iyaga Lala Xisaabtamo” Xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee kasoo horjeeda mooshinka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News, waxa uu kaga hadlay arrimo badan…