Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac “Madaxweynaha Lamaba Ridi Karo Hadii Ay Taageersan Yihiin 126 Xildhibaan” Sheeko:War Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in hadii ay jiraan 126 xildhibaan oo taageersan madaxweynaha in aan la ridi karin madaxweyne Xasan Sheekh, balse… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobalka Mudug Oo Kasoo Horjeestay Ammar Uu Bixiyay Madaxweynaha Puntland Sheekh Cabdiweli Xasan Maxamed oo ku hadlayay afka culimada gobalka Mudug ayaa sheegay inay ka soo horjeesteen qorshaha madaxweynaha Puntland ee ku aadan in la burburiyo goobo dowladdii dhexe ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Cawad Cashara Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Mooshinka Laga Keenay Madaxweynaha Xildhibaan Hore Cawad Axmed Cashara oo ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xilligaan ay nasiib darro tahay mooshinka laga keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab Ee Janaale Ra’iisl wasaaraha ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM kaasoo ka dhacay bar ay ku leeyihiin deegaanka Janaale ee gobalka Shabeellaha Hoose. War qoraal ah oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Qoryooley “Go’doon Ayaan Ku Jirnaa, Hadii Aan Degdeg Naloogu Dhisin Buundada” Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, Maxamed Xaaji ayaa sheegay in degmada ay go’doon tahay ka dib markii shalay Al-shabaab ay qarxiyeen Buudada degmadaasi. Waxa uu sheegay in aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Janaale Oo Shalay Lagu Dagaallamay Xaaladda guud ee deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa saaka deggan, xilli duleedka deegaankaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo kuwa AMISOM. Meelo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddigii Farsamada oo Aanan La Dhisin Ayaa Dib u Dhigey Shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe Waxaanan qabsoomin shirkii maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose kaasi oo lagu waday in uu furmo 1-da bishan Sebtember. Sababta ugu weyn ee uu shirka u qabsoomi waayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo $6 Milyan Doolar ugu Deeqey Dadka Kasoo Laabanaya Yemen Dowladda Maraykanka ayaa sheegtey in ay ku deeqdey lacag dhan $6 malyuun oo doolar taasi oo loogu talogalay in wax loogu qabto dadka Soomaaliyeed ee kasoo noqonaya ama kasoo baxsanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Ka Socda Aqalka Wakiilada Maraykanka oo Soo Booqdey Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kula kulmay Muqdisho wafdi ka socday Dowladda Mareykanka, kaasoo ay Hoggaaminaysay Katie Wheelbarger oo ah Agaasimaha Siyaasadda ee Aqalka Sare Wakiilada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socday IGAD Oo Gaaray Magaalada Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa maanta gaaray wufuud ka socotay urur gobaleedka IGAD, iyaga oo lagu soo dhaweeyay magaaladaasi. Wafdigaan waxaa ka mid ahaa u qaabilsanaha Ururka IGAD…