Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta Ee Shalay Baarlamaanka Ansixiyay Sheeko:Dalka Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sharciga shaqaalaha Ajaaniibta ah ee ka howlgalada dalka, kaasi oo shalay ay ansixiyeen… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso 14-kii Qodob ee Bulshada Rayidka Ay Ku Biirisey Dib U Eegista Dastuurka Kulan labo maalmood ka socdey magaalada Muqdisho oo looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo ay ka qeybgaleen ururada bulshada rayidka ah ayaa waxa ay soo jeediyeen 14 qodob oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dumisay Buundooyinka Qoryooley Iyo Janaale Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley iyo deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in Xarakada Al-shabaab ay dumiyeen Buundooyinkii halkaasi ku yaallay. Gaari Dameer la sheegay in lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Billaabay Magaalada Garoowe Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa howlgallo amniga lagu sugayo waxa ay ka billaabeen guud ahaan magaalada Garoowe. Cabdullaahi Ciise Aw-Axmed oo ah gudoomiyaha gobalka Nugaal ayaa isaga oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Dalbaday In Baladweyne Lagu Qabto Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan Iyo Shabellaha Dhexe Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa kulan ay isugu yimaadeen magaaladaasi, waxa ay ku dalbadeen in shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukunno Kala Duwan Riday Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukunno kala duwan ku riday Afar qof oo horay loo soo xukumay balse Racfaan ka qaatay. Gudoomiyaha maxkamadda sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al-shabaab Ay Ku Qaadeen Saldhiga AMISOM Ee Janaale Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saaka saldhigga ciidamada AMISOM ee deegaanka Janaale, Shabellaha Hoose. Wararkii ugu dambeeyay ee Goobjoog News ka heshay dagaalkaasi waxa ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guursaday Wasiirkiisa Arimaha Dibadda Madaxweynaha Transnistria Yevgeny Shevchuk ayaa isniintii shir jaraa’id ka sheegay in uu guursanayo wasiirka arimaha dibadda ee dalkaasi Nina Shtansk kadib markii uu jaceyl dhex maray. Madaxweynaha ayaa intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Dad Shacab Ah Ku Dilay Galgaduud Nabadoon Cali Faarax Kheyre oo la soo xiriiray Goobjoog FM wuxuu sheegay in Afar Qof ay ciidanka Itoobiya ku dileen deegaanka Ceel Qooxle oo u dhow Degmada Ceelbuur ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Beeniyay Inay Ku Guul Dareesteen Wax Ka Qabashada Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay hadal dhawaan kasoo baxay qaar ka mid ah waxgaradka degmadaasi, taasi oo ku aadan in maamulkaasi uu ku…