Waxgarad Ku Howlan Xalinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sool Sheeko:Dalka Waxgaradka gobalka Sool ayaa billaabay xalinta dagaal beeleed dhawaan ka dhacay gobalkaasi, kaasi oo u dhaxeeyay beello walaalo ah oo halkaasi wada deggan. Nabadoon Axmed Muxumad oo ka mid ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM oo wiil 14 sano jir a ku dilay xaafadda Towfiiq Ciidamada AMISOM ee saldhiga ku leh tuulada ciyaaraha ee Muqdisho ayaa galabta waxay qof rayid ah ku dileen xaafadda Towfiiq. Wiilka oo lagu magacaabi jiray Maxmed Bashiir Axmed, ayaa waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Nabad Ugu Baaqay Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Ugu horeen waxa uu ka hadlay dagaal beeleedyo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaaniin Dhawaan Muqdisho Ku Qabtay Bandhig Faneed Oo Lagu Xiray Magaalada Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Booliiska ee maamulkaasi ay xabsiga dhigeen Afar Fanaan oo habeenkii Ciidda magaalada Muqdisho ku qabtay Bandhig…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Sugid Ah Ka Sameeyey Degmada Diinsoor Ee Baay Maamulka degmada Diinsoor ee gobalka Baay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanada ku dhaw. Gudoomiyaha degmadaasi Ibraahim Shikshigow oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Ka Digay Sii Socoshada Dagaallada Sool Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Qorilley ee gobalka Sool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wasiiradaha Amniga iyo Gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Maskhout oo Caan Ku ahaa Dadka Sharci Darro Lagu Galiyo Talyaaniga oo Lagu Dilay Libya Ninka lagu magacaabo Al-Maskhout oo ka tirsanaa hogaamiyaasha Tahriibka sharci darida ah ka sameeya Badda Mediterranea-ka ayaa jimcihii isaga 8 kale lagu dilay Magaalada Tripoli ee caasimadda Libya. Ninkan ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa kala Heysta Gudoomiye Jawaari Iyo Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh?!! Hadalkii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ee Jimcihii September 25, 2015-ka kuna saabsanaa in Mooshinka lasoo afjaray waxaa uu dab cusub ku shiday Mooshinka, waxa uu kiciyay Xildhibaanadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Baladweyne Oo 25-sano Ka Dib Lagu Qabtay Bandhig Faneed (Sawirro) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay 25-sano ka dib waxaa lagu qabtay Bandhig Faneed ay dhigayeen kooxda xidigaha Muqdisho. Shacab farabadan oo isaga kala yimid xaafadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Jowhar Oo Ku Mashquulsan Carro Tuurka Wabiga Shabelle Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe iyo shacabka ku dhaqan degmada Jowhar ayaa aad ugu mashquulsan carro tuur loo sameynayo wabiga Shabelle ee degmadaasi mara. Waxaa la arkayaa gaadiidka Cagafta loo yaqaano…