Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Dhawaan Ay Billaabayaan Dhismaha Wadooyin Iyo Iskuullo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhawaan deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ay ka billaabi doonaan dib u dhiska wadooyin waaweyn, iskuullo iyo dekadda magaalada Hobyo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Degmada Jowhar Oo Aan Ka Qeybgalin Damaashaadka Ciidul Adxaa Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegeen in aysan ka qeybgalin marnaba damaashaadka ciidul Adxaa, xaalado nololeed…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf “Jawaari Ma Ahan Xaakim Ee Waa Afhayeen” Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa si kulul uga hadashay go’aankii kasoo baxay guddonka baarlamaanka, kaasi oo ahaa in wada hadal laga galayo mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Kahor Yimid Go’aankii Uu Soo Saaray Gudoomiye Jawaari Xildhibaan Cumar Cali oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in guddoonka baarlamaanka uu isticmaalay awood uusan isagu lahayn, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Qoraal uu soo saaray gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxa uu ku sheegay in wada hadal laga galayo mooshinka laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh, kaasi oo u…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Soma Oil & Gas Oo Mar Kale Dafirtay Dacwadda Loo Haysto, Rajana Ka Qabta Inay Guuleysato Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa mar kale iska diiday eedemo loo soo jeediyay oo ah si qeynuunka waafaqsaneyn ay u waday howlaheeda shaqo, iyadoo shirkadani ay qandaraas shidaal baaris…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeebta Liido Iyo Taalada Daljirka Daahsoon Ee Muqdisho Oo Mashquul Ah Iyadoo loo dabaal degayo maalinta Labaad ee Ciidul Adxaa, ayaa hadana waxaa mashquul aad u badan laga dareemayaa goobaha loo damaashaad tago ee magaalada Muqdisho. Labada meel ee ugu weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxa Uu Sameynayaa horumar La Taaban Karo” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha Cusub ee Ciidammada Xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xujey Soomaali Ah Oo Geeriyootay Xujeey Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan dadkii shalay ku dhintay Mina, ka dib is buurashadii ka dhalatay dhagax Tuurka. Halka ugu daran ee dadku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Labaad Ee Ciidul Adxaa Oo Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 11-ka bisha Dul-xaj waxaa loo dabaal degayaa maalintii Labaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo muslimiin badan ay damaashaadayaan. Gobalada dalka ayaa aad looga dareemayaa fantasiyaha…