Taliye Ku Xigeenka Ciidamada AMISOM oo Booqday Baardheere iyo Diinsoor
Sheeko:Dalka
Gen, Mohammedesha Zeyinu oo ah taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM ayaa booqday magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Bay.
Labadan degmo Baardhere iyo Diinsoor ayaa ka mid ah degmooyinka ay dhawaab la wareegeen ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda.
Tilaabadan Gen. Mohammedesha Zeyinu ayaa u muuqdata mid dhiirigalin ah, isagoo sidoo kale warbixin ka dhageystay saraakiisha AMISOM ee goobta ku sugan.