Caasimadda Maamulka Loo Sameynayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Lagu Dhawaaqay Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay caasimadda maamulka loo sameynayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan, sidoo kalena sheegay halka maamulkaasi caasimadda u noqoneyso. Wareegtada ayaa lagu… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’Ciidanka Booliska Waxa Uu Tusaale u Yahay Dib u Soo Kabashada Soomaaliya’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 72-aad tan iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka gudoomiyaha gobalka Hiiraan loogu magacaabay Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Wareegtadaan ayaa sidoo kale xil ka qaadis loogu sameeyay gudoomiyahii Hore ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Oromada Itoobiya oo Gadooday, Kuna Dhawaaqay Qorshe Gooni isu Taagid ah Rabashado, Dibad baxyo iyo dagaal is ceyrsi ah ayaa ilaa November bilowgeedii ka socda magaalooyinka ay degaan Oromada ee dalka Itoobiya taasi oo keentay in dad badan ay ku dhintaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Murugsan ee Dalka Burundi & Go’aanka Midowga Afrika Waxaa ka jira dhibaatooyin siyaasadeed oo halis ah tan iyo dhamaadka Bishii April ee aan soo dhaafnay, kadib markii madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu xilka dalkaas u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Iiraan Ah Oo Lagu Dilay Xeebaha Soomaaliya Burcad Badeed Soomaali ah ayaa weerar khasaare sababay ku qaaday Kalluumeysato u dhalatay dalka Iiraan, kuwaasi oo ka kallumeysanayay xeebaha Soomaaliya Ku xigeenka madaxa ururka kalluumeysiga ee dalka Iiran ninka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Beello Ku Dagaallamay Duleedka Degmada Buuhoodle Ee Gobalka Togdheer Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ayaa ka dhacay duleedka degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta uu ka dhashay. Maleeshiyaadkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar lama filaan ah kala kulmeen ciidamada Al-shabaab, halkaasi oo khasaare kasoo gaartay askartii dowladda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Gudaha Oo Dhinayacdii Ku Heshiiyay Baladweyne Ugu Baaqay Fulinta Qodobadii Lagu Heshiiyay Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa soo dhaweeyay heshiis dhawaan magaalada Baladweyne ku gaareen Beello halkaasi ku dagaallamay, isaga oo dhanka kale kula dardaarmay beelahaasi inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Cadaalad Darro Ma Aqbali Donno” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, kadib markii uu ka qeybgalay shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa sheegay in…