Dowladda Azerbaijan Oo Xaqiijisay In Haweeney Kasoo Jeedda Dalkeeda Ay Ku Geeriyootay Weerar Shalay Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Dalka Safaaradda dalka Azerbaijan uu ku leeyahay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa lagu xaqiijiyay in haweeney u dhalatay dalkaasi iyo carruur ay dhashay ay ku jireen dadkii waxyeelladu soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxweynaha Puntland Oo kormeeray Garoonka Cusub Ee Magaalada Garowe (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Cabdiweli M. Cali Gaas, wafdi ka socda Dawladda Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga oo Cabdiweli Gaas Kala Hadlaya Xiriirka Puntland iyo Dowladda Federaalka ah. Wafti safiirro ah oo ka socda Turkiga ayaa galabtii arabacada gaaray Garoowe iyagoo xalay ilaa maanta wada hadallo aan kala go’ laheyn la leh maamulka Puntland. Watdiga Turkiga ee Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ismiidaaminta Ee Magaalada Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay bannaanka hore ee Hoteelka Uunlaay oo ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaasi oo sababay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka oo ku eedeeyay hay’adda Dabagalka Qaramada Midoobey inaaney Ogoleyn Qaran Soomaaliyeed oo Cagihiisa isku Taaga Guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Monitoring Group ku eedeeyay warbixinnada ay Soomaaliya ka gudbiyaan ay yihiin kuwo dacaayad ku saleysan,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqaal Uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Uga Hadlay Shirka Bini’aadannimo Ee Istanbul Iyadoo dunida ay aad uga naxday sawirka geerida wiilkii yaraa Aylan Kurdi jiilaalkii tagay ayaa hadana waxa isbadalay ay aad u yar yihiin, waana wax laga xumaado oo waxashnimo ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Safiirada Cusub Ee Dowladda Soomaaliya Waxay Ku Dhisanyihiin Caddaalad Darro” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog New ayaa ku tilmamaay safiirro ay dhawaan xukuumaddu magacowday kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Hoteel Ku Yaalla Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ah lagu weerarey Hoteelka Uunlaay oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haween Soomaaliyeed Oo Lagu Kufsaday Xerada Qaxootiga Kaakuma Ee Dalka Kenya Xerda qaxootiga Kaakuma oo in ka badan 700 oo Km u jirta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa laga soo sheegayaa dhibaatooyin kali u ah dadka Soomaaliyeed ee halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Muddo 48 Saac Ah u Qabtay Maleeshiyaadka Hubeysan Inay Uga Baxaan Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi iyo sida wada shaqeyn u dhexmari lahayd shacabka iyo ciidanka amniga. Kulanka…