SOSCENSA: Waxaa Jirta Habab Badan Oo Loogu Gurman Karo Shacabka Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA Cabdullaahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay inay jiraan habab badan oo loogu gurman karo dadka abaaruhu ay saameeyeen ee ku nool qaar ka mid… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Arrimaha Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Ku Taliyey Ku Dhawaaqista Guddi Ka Shaqeeya Abaaraha Dalka Ka Jira Guddiga arrimaha bulshada ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan ay aad muhiim ugu tahay ku dhawaaqista guddi ballaaran oo ka shaqeeya abaaraha ka jira goballada dalka Soomaaliya. Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Guuleystay Xallinta Tabashada Waxgaradka Gobolka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo shalay tagay magaalada Baladweyne ayaa maanta soo gabagabeeyay safarkii uu halkaasi ku joogay, waxaana uu ku guuleystay xallinta tabashada waxgaradka gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Horumarinta Qorshaha Qaran Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Cadaado Waxaa maanta degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ka furmay shirka wada tashiga horumarinta qorshaha qaran, kaasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin dhowr ah. Shirkaan oo maanta furmay waxaa ka qeybgalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay Dhibaateynta Shacab Ku Dhaqan Gobolka Galgaduud Qaar ka mid ah dhallinyarada ku nool magaalada Muqdisho ayaa dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ugu baaqay inay wax ka qabtaan tacaddiyo ciidmada Itoobiya ay ka geysteen qeybo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Billaabayo Deegaannada Puntland Ee Abaartu Ka Jirto Gudiga gurmadka biyo dhaaminta deegaanada Puntland ayaa sheegay iney ku guda jiraan qabanqaabadii ugu dambeysay oo ay ku doonayaan iney biyo dhaamin ugu sameeyaan dadka abaartu saamaysay. Gudigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Belgium: Weerarkii Brussels waxaa Fuliyay Labo Nin Oo Walaalo ah Warar laga sii daayey Telefishanka dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in qaraxyadii 3-da ahaa ee Brussels ay fuliyeen labo nin oo walaalo ah, labadan ayaa sidoo kale la sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanada Adduunka oo Lagu Dhiiri Geliyay Dhallinyarada iney Hormuud u Noqdaan Baarlamaannada Dunida Dalka Zambia waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa kalfadhiga 134aad ee midowga Baarlamaanada Adduunka, kaas oo sanad kasta lagu qabto dal ka mid ah dalalka Caalamka. kulankan ayaa waxa uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka Mid ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels oo La Qabtay Nin lagu tuhunsaa in uu ka yahay 3-dii nin ee fulisay weerarka ku qaaday Belgium-ka ayey Booliiska dalkaas sheegeen in ay qabteen si laga soo xigtay wargeys dalkaas laga leeyahay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Ugu Hambalyeenayaa Ciidanka Puntland Guushii Ay Ka Gaareen Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada Puntland guushii ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Xarakada Al-shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa sidan u…