Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Xalka Kaliya Ee Xuduudaha Maamul Goboleedyada Yahay Mid Siyaasadeed Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa ka warbixiyay kulan gaar ah oo ay la qaateen guddiga madaxa banaan… 3 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Walba Dantii Waddo u Xiray! Tan iyo markii ay soo if baxeen weerarada lagu qaado xarumaha dowladda, goobaha dadku ay isugu yimaadaan sida hoteeladda iyo maqaayadaha waxaa isi soo tarayay xirashada wadooyinka muhiimka u ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Ajandaha Kalfadhiga 30aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Waxaa si rasmi ah u furmay kalfadhiga 30aad ee Golaha wakiilada Somaliland Sabtidii 19.03.2016, iyadoo xubnaha golaha loo qeybiyay nuqul ka mid ah ajandaha guud ee kalfadhiga. Wakiilada ayaa isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ku Baaqay Gurmad Lala Gaaro Dadka Ku Dhibban Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah lala gaaro dadka ku dhaqan degmadaasi qaarkood oo xilligaan xaalad nolol xumo ay soo wajahday.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Koonfur Galbeed Oo Loo Dhisayo Xarun Ay Ku Shaqeyso Munaasabad lagu dhegax dhigayey xarun cusub oo ay ku shaqeyn doonto wasaaradda qorsheynta maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Bahadba ee xarunta gobolka Baay, iyadoo munaasabadani ay ka qeybgaleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Garbahaarey Ee Gedo Wararka ka imaanaya saakay oo Arbaco ah degmada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo la sheegay in amniga lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Waxaan Dilnay 112 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalladii ay Al-shabaab kula galeen deegaanno ka mid ah gobollada Nugaal iyo Mudug ayaa tilmaamay iney dileen dagaalyahanno badan, kuwo kalena ay nolosha ku qabteen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Baladweyne Kulamo Kala Duwan Kula Leh Waxgaradka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baladweyne, xalayna ku hoyaday magaaladaasi ayaa wada kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Odayaasha dhaqanka iyo sidoo kale qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Cambaareeyay Qaraxyadii Maanta Ee Brussels Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Biljamka kuwaa oo geystay khasaare kala duwan. War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Safarka Ra’iisul Wasaare Cumar Ee Magaalada Baladweyne (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Xubnaha labada Golle ee Dawladda ayaa maanta gaaray magaalada Beladwayne ee xarunta gobolka…