Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Gobalka Mudug Ku Dhexmaray Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo xarakada Al-shabaab ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanka Dabakaaro oo qiyaastii 18-km u jira deegaanka Garacad ee gobalka Mudug. Dagaalka maanta ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland Oo Laalay Qodobo Ka Mid Ah Dastuurka Maamulkaasi Xildhibaanada Baarlamaanka maamul goboleedka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda Kismaayo ayaa wax ka bedel ku sameeyay qodobada 44aad, 45aad ee Dastuurka maamulka. Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa Khamiistii…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Samsung Oo sameysay Ciyaar Loo Yaqaano virtual reality Ciyaartan cusub waxaa ay Samsung u diyaarisay qofka in uu tago meesha uu jecel yahay isagoo gurigiisa jooga, waa tilaabo dadka ka yaabisay oo wax badan dunida ka badali doonta.…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tiran Galmudug Oo Dastuurka Maamulkaasi Ku Tilmaamay Mid u Baahan In Wax Badan Laga Bedelo Xildhibaan Cabdiwali Cali Maxamuud oo guddoomiye u ah guddiga xeer hoosaadka baarlamaanka Galmudug wareysi gaar ahna siiyay Goobjoog News ayaa ku tilmaamay Dastuurka maamulka mid qabyo ah oo u baahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Act for Somalia Oo Ku Talisay Dhowr Qodob Si Loo Helo Doorasho Ku Dhacda Caddaalad Hay’adda Act for Somalia oo ah hay’ad Maxalli ah ayaa ku baaqeysa in sanadkan doorashada August ee Soomaaliya ay noqoto mid nadiif ah oo dadka oo dhan ay iska dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Guul Ka Sheegatay Dagaalkii Ay Al-shabaab Kula Galeen J/hoose Dowladda Kenya ayaa sheegtay in askarteeda ay dileen 21 ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab kadib dagaallo ka dhacay gobolka Jubada Hoose. Afhayeenka ciidamada Kenya Col David Obonyo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab uu ka billowday deegaanka Dabakaraale oo qiyaastii 18-km dhanka bari kaga beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Waddo Isku Xirta Deegaanka Wisil Iyo Degmada Hobyo Ee Mudug Maamulka deegaanka Wisil ee gobalka Mudug ayaa sheegay in dib u dhis lagu sameynayo waddo muhiim ah oo isku xirta deegaankaasi iyo degmada Hobyo. Cali Xasan Guuleed oo ah gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Billaabay Tuulooyin Ka Tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa xilligaan waxaa ka billowday biyo dhaamin, xilli halkaasi ay dadka halis ugu jireen in biyo la’aan darteed u geeriyoodaan. Biyo dhaamintaan waxaa iska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Galaal “Dagaallada Al-shabaab Ee Puntland Waa Kuwo Is Ballaarin Ah” Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ah qabiir xagga ciidanka ah ayaa sheegay in weerarka Xarakada Al-shabaab ee deegaannada Puntland ay u muuqato mid ay ku doonayaan iney isku fidiyaan deegaanno…